Monthly Archives: March, 2016

spot_imgspot_img

Alla Hooyo Antoonow Maxaad Diimo isku Khaldaysaa?!

Islaan shisheeye ahayd ayaa wiil ay dhashay oo Antoni (Anthony) la odhanayay ugu timi maqaaxi uu fadhiyo. Sida la werinayo, wiilku nin Muslim ah...

QISO DHABA OO LA-MAGAC “BAXDAY ADIGAA I NACSIISAY HAWEEN-BA

25 ayaa uu marayaa oo ma badna , da' diisu mana yara marka loo eego yaraanta caadigaa,waxa uu dhameeyay jaamacada , mudo aan sii...

XAASHA EE REER DJIBOUTI ISMA CAAYI KARNO

Somaliland iyo Djibouti cay iyo aflagaado toona Kama dhaxayn karto. Dadka jaarka ahi waxay isku leeyihiin ixtiraam xad dhaaf ah iyo is xaq dhowrid...

Puntland Oo Shaacisay Inay Ka Dishay AL-shabaab 167 Ka Mid Ah Ciidankeedii Soo Weeraray

Garoowe(Slpost)-Puntland ayaa sheegtay inay dileen 167 ka mid ah maleeshiyadii ka soo degtay xeebaha ee ka tirsanaa ururka Al-Shabaab, kuwaas oo la dagaalamay ciidamada...

Obama oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Cuba Qirayna Gabiga Weyn Ee Labadaas Dal u Dhaxeeya

Havana(Slpost)-Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa maanta qiray taariikhda adag ee u dhaxeysa Mareykanka iyo Cuba, hase yeeshee waxa uu farriin nabadeed u yaboohay dadka...

Beljamka oo raadinaya nin ku lug lahaa weeraradii Brussels

Beljamka(Slpost)-Booliska dalka Beljamka ayaa baadi goobaya nin loo doon-doonayo qaraxyadii Talaadadii ka dhacay magaalada Brussels ee xarunta dalka Beljamka. Ninkaasi ayaa sawirkiisa waxaa laga arkay...

Tobaneeye Qof Oo Is Qarxin Lahaa Oo Lagu Qabtay Turkiga Xili Dalkaas Ay Hadheeyeen Qaraxyo

Turkiga(Slpost)-Warbaahinta dalka Turkiga ayaa sheegaysa in xoogagga ammaanka ee dalkaasi ay qabteen 10 nin oo ka tirsan kooxda khilaafada Islaamka, oo isku dayayay in...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img