HomeBeljamka oo raadinaya nin ku lug lahaa weeraradii Brussels

Beljamka oo raadinaya nin ku lug lahaa weeraradii Brussels

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Beljamka(Slpost)-Booliska dalka Beljamka ayaa baadi goobaya nin loo doon-doonayo qaraxyadii Talaadadii ka dhacay magaalada Brussels ee xarunta dalka Beljamka.

Ninkaasi ayaa sawirkiisa waxaa laga arkay kaameerooyinka ammaanka ee ku rakibnaa garoonka caalamaiga ah ee magaaladaasi ee ay qaraxyada ka dheceen.Saraakiisha dalkaasi Beljamka ayaa sheegaya in labo nin oo kale oo ninkaasi ku wehliyay weerarkii garoonka ay is qarxiyen.

Qaraxyadii ka dhacay garoonka diyaaradaha iyo maxaddada tareenka ee dhulka hoostiisa ayaa waxaa ku dhintay 34 qof halka 250 qof oo kalena ay ku dhaawacmeen.

Booliska ayaa ugu baaqay dadkii qaraxyadaasi ku duubay moobeeladooda iyo kaameerooyinka in ay ka caawiyaan baaritaanka.

Ciidamo dheeraad ah ayaa la geeyay gudaha magaalada, waxaana booliska ay gacanta ku soo dhigeen kiimiko, waxyaabaha qarxa iyo calanka kooxda khilaafada islaamka kaddib markii ay hawlgal ka fuliyeen xaafad ka mid ah magaaladaasi Brussels.

Weeraradani ayaa waxaa sheegtay kooxda Khilaafada Islaamka, waxa ayna ku soo beegmayaan afar maalmood kaddib markii Brussels lagu qabtay Saalax Cabdisalaam oo baarayaasha dalkaasi ay sheegayaan in uu ku lug lahaa weerarkii sanadkii hore ka dhacay magaalada Paris ee dalka Faransiiska.

 

nin la daydayaayo

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories