HomeObama oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Cuba Qirayna Gabiga Weyn Ee Labadaas...

Obama oo Khudbad u Jeediyey Shacabka Cuba Qirayna Gabiga Weyn Ee Labadaas Dal u Dhaxeeya

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa maanta qiray taariikhda adag ee u dhaxeysa Mareykanka iyo Cuba, hase yeeshee waxa uu farriin nabadeed u yaboohay dadka Cuba, isaga oo maanta soo geba gebeynaya socdaal uu dalkaas ku joogo.

“Havana waxa ay 90 mile (145 KM) kaliya u jirtaa Florida, hase yeeshee si aan halkan u nimaadno, waxaan ku qasbanaanay inaan safar dheer oo kala duwanaansho fikir iyo mid taariikh soo galno” ayuu yiri Obama oo shacabka Cuba kula hadlay xarunta taariikhiga ah ee El Gran Teatra de Havana.

Obama waxa uu sheegay in farqiga u dhaxeeya Washington iyo Havana uu yahay mid dhab ah oo muhiim ah, hase yeeshee waxa uu yiri in labadaba dhinacba ay sii wadi karaan caadiyeynta xiriirkooda taariikhiga ah.

“Waxaan halkan u imid inaan aaso haraadiga dagaalkii qaboobaa ee America” ayuu Obama u yiri si kalsooni ku jirto.

Obama waxa uu sidoo kale ku baaqay soo geba gebeynta cuna qabateynta dhaqaale ee sanadaha badan jirta ee Mareykanka uu saaray Cuba.

Waxa uu sidoo kale cambaareeyey dowladda Cuba, oo uu ugu baaqay is-beddel dimoqraadiyadeed.

Waxa uu sheegay in xitaa haddii cuna qabateynta la qaado, in dadka Cuba aysan ka faa’iideysan karin, inta looga ogolaanayo inay si dimoqraadiyad leh u doortaan kuwa maamulaya.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories