Daawo:-Gobalka Sool Oo Xukuumada Somaliland Ay Ka Bilawday Biyo Dhaamis
Sool(Slpost)-Xukuumada Somaliland ayaa ka bilawday gobalka Sool biyo dhaamin kadib markii deegaano badan oo gobalkaas ka tirsan, waxaana haatan ay xukuumadu bilawday inay deegaano...
Daawo:-“Haayadaha Qaramada Midoobay Somaliland Way La Shaqeeyaan Laakiin Dawlada Somaliya Lama Shaqeeyaan” Wasiirka Warfaafinta Somaliya
Muqdisho(Slpost)-Wasiirka warfaafinta Somaliya Maareeye ayaa uga cawday meel fagaare ah haayadaha qaramada midoobay, waxaana goobtan fadhiyay madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh, waxaanu wasiirkani sheegay in...
Madaxweyne Geele Oo La Sheegay Inuu Dacwad Ku Oogayo Shabakada Facebook
London(SLpost)-Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ayaa la sheegay inuu Maxkamadda Sare ee dalka Ireland oo ku taalla magaalladda Dublin u gudbinayo qoraal ka dhan ah...
Dhagarta La Dugsanayo W/Q: Maxamad Cabdi Daa’uud
Dhagar-qabaha oo la dilo, ayay ku jirtaa nolashiinu. Waa macnaha ay gudbinayso Aayadda 179 ee Suuradda Al Baqara. Dhinaca kale haddaad isha mariso 25ka-50ka...
Daawo:-Dhalinyarada,Salaadiinta iyo Cuqaasha Subeer Awal Oo Difaacay Saladana Guud Ee Beeshaas
Hargyesa(Slpost)-Dhalinyarada,cuqaasha iyo salaadiinta iyo guud ahaan beesha subaar Awal ayaa si weyn u taageertay saldanadooda difaacdayna suldaan Xasan. https://youtu.be/2zbNuJ7-P5Y
Daawo:-Warbixin Abaaraha,Ganacsiga, Dalxiiska iyo Arimo Badan Koobsatay oo Berbera Laga Diyaariyay
Hargyesa(Slpost)-Waxa laga diyaariyay warbixin qiimo badan oo la xidhiidha abaaraha,ganacsiga dalxiis iyo sida ay u kala socoto magaalada Berbera. https://youtu.be/8GCruRudkG4
Xisbiga Waddani Oo Soo Buuxiyay Jagadii Ictiraaf Raadinta Ay ku Lahaayeen
Hargeysa(Slpost)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa soo buuxiyay xubintii gudida ictiraaf raadinta uu ku lahaa xisbiga Waddani, sida lagu sheegay warsaxaafadeed uu soo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

