Monthly Archives: March, 2016

spot_imgspot_img

Daawo:-Dhakhaatiir Jarmal Ah oo Somaliland U Yimi Inay Waxtaraan Dadka Dhimirka Ka Xanuunsan

Hargeysa(Slpost)-Waxa Hargeysa caasimada Somaliland soo gaadhay dhakhaatiir ka socda dalka Jarmalka oo Somaliland ka taageeraya dadka xanuunada dhimirka la ildaran, waxaana soo casuumay dhakhaatiirtan...

Daawo:-Wasiirka Arimaha Gudaha Jabuuti oo Fasaxay In Ollolahu Uu U Bilaabmo Musharaxiinta

Jabuuti(Slpost)-Wasiirka arimaha gudaha dalka Jabuuti ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu bilowday ollolahii dalkaas ee doorashada madaxweyne loogu tartamaayay, waxaana u sharaxan...

Ma Danbaa Ma Dawbaa    

Shaashadaha tiifiyada dalka hadaad dhugatid ayaamkan waxa aad ugu badnaa haweenka oo ka hadlaya arimo siyaasadeed,  ololaha musharixiinta doorashooyinka baarlamaanka iyo madax tinimadaba. Indhahaaguna...

Afar Siyaabood Oo Masuul Kastaa Uu Ku Kasban Karo Kalsoonida Dadka Uu Shaqada Ku Maamulayo

In xidhiidh kalsooni ahi uu dhex maro maamulaha iyo shaqaalaha uu la shaqaynayo ama guud ahaan qof kasta iyo dadka ku xeeran, ayaa ka...

KOW HOOYOOYINKEEN, KA DIB ABOYAASHEEN!

Qiimaha waalidku ku lee yahay nolosheena waa mid aan la qiyaasi Karin, waalidku nolosheena waxaa uu ku leeyahay inta badan adamigu waa ogsoon yahay...

10 -KAAN QODOB KU DADAAL SI AAD NOLOSHAADA U HORUMARISO WAQTIGA ULA JAAN QAADO

Halkan waxaan ku soo lifaaqayaa waxooga baraarujin ah oo ku saabsan faa’iidada ay Qorshaynta Waqtiga u leedahay horumarka nolosheena. Waxaan qormadan ku doortay aniga...

SOMALILAND: SIDII AAN IDIINKU LISNAY NOOGUMA AYDAN HAMBEYN W/Q YUSUF GARAAD

Shiikh Xasan Cabdisalaan, oo ah Guddoomiye ku Xigeenka Guddiga Gurmadka Abaaraha Somaliland ayaa shir saxaafadeed oo uu Guddigu qabtay isagu si gooni ah ula...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img