Dawladda Turkiga Oo Go’aansatay Inay Dib U Bilowdo Wada Hadaladii Somaliland Iyo Somaliya
Hargeysa(Slpost)-Dawladda Turkiga ayaa go’aansatay inay dib u bilowdo wada hadaladii Somaliland iyo Somaliya oo muddo istaagay. Sida ay Geeska Afrika u sheegeen ilo xogogaali, dawladda...
DAAWO-WASIIR WARANCADE OO KU DHAWAQAY INAY BILABEEN GURMAR QUUDIN
Hargeysa(Slpost)-Wasiirka arimaha gudaha CalI Maxamed Warancade ayaa daboolka ka qaaday inay samaynayaan cunto iyo biyo qaybin, waxaanu sheegay inay wakhtigan u baxayaan gobalada galbeedka...
Daawo:-Xubnahii Xildhibaanada Ahaa Ee Gobalada Kala Kulmaayay Arimaha Qaybsiga Xildhibaanada Oo Ceerigaabo Gaadhay
Hargyesa(Slpost)-Xildhibaanada baryahanba kulama la qaadanayay gobalada dalka ayaa gaadhay gobalka Sanaag isla markaasna kulamo l qaatay qaybaha bushada ee kala duwan. https://youtu.be/DxJUDmE3WYM
Daawo:-Beesha Uu Ka SOo Jeeday Taliyihii Saaxil EE Dablaydu Dishay Oo Hanjabaad Dawlada U DIray
Sanaag(SLpost)-Beesha uu ka soo jeedo talihii la dilay ee gobalka Saaxil ayaa hanjabaad hawada u mariyay dawlada kadib markii ay ku eedeeyeen inay dablaydii...
Daawo”Abaar Adag Ayaa Ina Haysee Da’daal iyo Duco Ayaa Laynooga Baahan Yahay” Gudoomiyaha Guurtida Saleebaan
Hargyesa(Slpost)-Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay xaaladaha adag ee abaaruhu ay ku sababeen Somaliland iyo dhimashada gaadhay dadka iyo xoolahab,...
Daawo:-Taliyaha Ciidanka Booliska Awdal Oo Sheegay Inay Gacanta Ku Soo Dhigeen Gaadhi Xamuul Ah Oo Gobalkaas Lagu Afduubay
Boorama(Slpost)-Gaadhi nooca xamuulka ah oo lagu afduubay dhawaan gobalka Awdal ayaa u taliyaha gobalkaasi daboolka ka qaaday inay haatan gacanta ku soo dhigeen. https://youtu.be/AVHIWthEs8A
Qaraxyo Ismiidaamin Ah OoDhimasho Badan Ka Gaystay Yaman
Sadax qof oo isasoo miidaamiyay ayaa bar koontarool ku dilay labaatameeyo qof,Dadka dhintay waxaa ka mid ah caruur iyo haween goobtaasi ku sugnaa,Kooxda Daacish...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

