Monthly Archives: February, 2016

spot_imgspot_img

MA SAXIIB MISE SAXARIIR…..?

"QOFKII QOON SAMEEYAA MARBUU QOORTA GALIYAA" saxiibtinimadu waa shay aad u qaaliya taasi oo ka dhaxaysa labo qof oo bil'aadam ah haday tahay labo lab...

Kuuriyada Waqooyi Oo Dayax-gacmeed Hawada U Diraysa iyo Shakiga Gantaalo Maraykanka Gaadhi Kara Oo Ay Tijaabinayso

Hargysa(SLpost)-Kuuriyada Woqooyi ayaa sheegtay inay doonayso inay hawada u dirto dayax-gacmeed, iyadoo ay jirto cabsi ah in Pyongyang ay tijaabinayso hub kiimika ah. Hay'adda caalamiga...

Laxaad La’aan, Xuduud La’aan!

 ‘No limbs no limits’ Nicholas James oo loo yaqaan Nick Vujicic waxa uu ku dhashay Meelboorn, Ustaraaliya (Melbourne, Australia). Inkasta oo markii uu Nick dhashay...

KACDOON KU WAJAHAN GANACSATADA

Sida aynu la wada socono wadankan aynu xornimadiisii inagu qaadatay inaynu xitaa cid aynaan is gayin ku abtirsano SI LOO BADBAADIYO NAFAHA ee aynu...

Taariikh Aan Duugoobayn Ee Birigaydh Janaraal Cumar Diiriye Warfaa

AHUN—Cumar Cismaan Diiriye Warfaa(Canjeex) wuxuu ahaa geesi qaran; haldoor ka mid ahaa raggii foolaadka ahaa ee soo marey qarankii burburey ee waa jiri jirey....

Marka Qashinku Gaadho Heer Dalku Iska Guri Kari Waayo Ee Uu Raadiyo Dal Kale Oo Uu U Daabulo Si Loo Gubo

eyruut (SLpost)- Guddoomiyaha haayadda horumarinta iyo dib-u-dhiska ee dalka Lubnaan Nabiil Al-Jasar ayaa sheegay in shirkad laga leeyahay dalka Ingiriiska oo Lubnaan ay doonayso...

Daawo:-Baaq iyo Wax Ururin Dalka Ingiriiska Loogu Qabtay Dadka Abaaruhu Ku Dhufteen Ee Somaliland

Uk(SLpost)-Dadka abaaru saameeyeen ee reer Somaliland ayaa kulan loogu qabtay dalka Ingiriiska kaas oo dhaqaale loogu ururinayay isla markaasna lagu baraarujinayay dadka halkaas jooga...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img