HomeKACDOON KU WAJAHAN GANACSATADA

KACDOON KU WAJAHAN GANACSATADA

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Sida aynu la wada socono wadankan aynu xornimadiisii inagu qaadatay inaynu xitaa cid aynaan is gayin ku abtirsano SI LOO BADBAADIYO NAFAHA ee aynu uso uuus miiranay ee aynu ku weynay inka badan 100,000 oo ruux maanta laga yeeli mayo ganacsato yar oo shalay wadanka timid dhibna aan lasoo qaybsan inay danyarta ku kalifaan inay habeenkii casho la’aan seexdaan.

Maanta wadanku marayaa abid halkii ugu qaalisanayd maceeshada iyadoo dawladu aad ugu dadaashay in wax hoos loo dhigo.

Iyadoo sidaasa hadana waxaa ku ciyaaraya wadanka rag lagu magacaabo MAGAFAYAASHA DANYARTA ama ganacsatada dhiiga dadka.waxay ku seexdaan saxmada iyo buuqa sicir bararka waxay ku raaxaystaan , kalamadaha ugu naxariistadaran sida , hooyo wax iga daa IWM .

Hada dadku wuxuu marayaa inay magaalooyinka iskaga yaacaan waayo mushaharka laga qaato wadanka marka laysku celceliyo waa 200-300 oo doolar marka aad lacagtii sida u kala bixiso maxaa hadhaaya

KIRO 100$

BIIL 200$

Meeye biyihii,Meeday lacagtii laydhku,Meeday lacagtii waxbarashadu,Meeday lacagtii arad beelku

Miyaanay waali iyo wareer ahayn.

Kaa seddexda boqol qaadanayaa waa ka ugu nolosha fiicane bal kawaran ninka kasii liita waar ganacsatadii umadii way gumaadee haloo gurmado,Walaahi waxa dhici doona hadii uuna ilaahay faraj u furin kacdoon maceeshada ah oo aan loo aabayeelay mid kasta oo ganacsi haya waan mid imikaba qalbiga danyarta ku taagan .Wadanka dawladi ma maamushee ganacsataa maamusha.Ilaahay wuu eegayaa ganacsatada dhiiga ka miiraysa umadooda tasowday ee dabka qaarkood aanay shidan .

Waxa wadan walba lagu majeertaa ganacsadooda iyo baayac mushtarkooda,Dawladu wax walba way jabisey shidaal iyo cashuurba lkn ganasatada iimaan beeshay ayaa waxan wada .

Abwaan GARIYE ILAAHAY GODKA HA U NUUREE AYAA WUXUU YIDHI

 

 

-Arligeynu ku noolnahee

beryaha qaar u ekaa

irama daatal cimaadii

aayadaha lagu sheegay

-Awaaraanka kacaayiyo

ninka maanta ortiisiyo

oohintiisa maqlaayey

ka adkeystay gob maaha

dibna loo igman mayo

Ganacsatada bwaxaan leenahay ilaahay maanta hadii danyartaasi le’ato ku ay wax ka baaba’yaan waa idinkee ku tashada wadankana hadii wax dhacaan kuwa ugu nuguli waa ganacasato kuwa ugu arxanka daranina waa ganacsato .

Waar ganacsatooy waa diideen inaad umada u naxariisataane bal eega hadda waxaad ka dambarsataan , dawladayadii oo noo naxariisatay ayaad idinku cunaha nahaysaane bal hada eega waxaad dhiiga danyartee aad jaqaysaan ka faa’iidaan.

Waxaan bulshada reer Somaliland u sheegayaa waar dawlad iyo xisbi iyo siyaasadba kazoo jeestoo ganacsatada ina dhiig miiratay aynu iska dhicino.

QALINKII CABDI CAAWIYE

TELL +252634115877

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories