Madaxweynaha Koonfur Afrika Oo Lagu Qasbay Inuu Bixiyo Badhkamid Ah Lacag uu Si Xad-dhaaf Ah Ugu Hagaajiyay Guri Uu Leeyahay
Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne Jacob Zuma ayaa waxa uu sheegay in uu doonayo in uu dib u bixiyo lacagta uu muranka badan ka dhashay ee uu ku...
Guddoomiye Cirro oo Qoyska reer Boobe Yuusuf Ducaale Ka Tacsiyadeeyey Geerida Ku Timi Xaaskii Hore ee Dhashay Caruurtii Yar Yarayd ee Mujaahid Boobe...
Guddoomiyaha aqalka golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), oo ku hadlaaya magaciisa, ka hoggaanka, guddida fulinta, garabbada...
Daawo:-Axmed Muumin Seed iyo Jaamac Shabeel Oo ka Hadlay Xadhiga Ganacsade Cumar Caydiid Kuna Baaqay Soo Dayntiisa
Hargeysa(SLpost)-Guddoomiye kuxigeenka xisbiga Waddani Axmed Muumin Seed ayaa ku baaqay in xoriyadiisa dhaqso loo siiyo ganacsade Cumar Caydiid, halka Jaamac shabeel oo ka mid...
Daawo:-“Wadahadalku waa uu jiraa waanuna jecelnahay inay dib nuugu soo laabtaan” Xoghayaha Guud Ee Kulmiye Oo Isbahaysiga Ka Hadlay
Hargyesa(Slpost)-Xoghayaha guud ee xisbiga Kulmiye Xasan Siciid ayaa sheegay inay socdaan wada hadalo u dhaxeeya iyaga iyo garabkii xisbigooda ka go'ay waxaanu sheegay inay...
Daawo:- “Waa Ictiraaf Hortii” Muuse Biixi iyo Guddoomiye Baashe Oo Ka Hadlay Duulimadyada Somaliya Ee La Sheegay In La Xanibay
Hargeysa(SLpost)-Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha wakiilada Baashe Maxamed Faarax iyo Muuse Biixi ayaa ka hadlay duulimaadyada Somaliya ayaa sheegtay inay joojisay. https://youtu.be/SIwgnTAKykQ
Daawo:-Barkhad Jamac Xirsi Xoghayaha Cadaalada Xisbiga WADDANI Oo Canbaareeyay Xadhiga Ganacsade Cumar Caydiid
Hargyesa(SLpost)-Barkhad Jaamac xoghayaha cadaalada ee xisbiga Waddani ayaa canbaareeyay xadhiga xukuumadu kuala kacday ganacsadaha reer Jabuuti Cumar Caydiid oo xukuumadu ay ku haysato tiyaatarka...
Daawo:-Wasiirka Duulista Somaliya Oo Beeniyay Inay Joojinayaan Duulimaadyadii Hargeysa Ka Soo Aadi Jiray Dalkaas
Muqdisho(SLpost)-Wasiirka duulista Somaliya ayaa ku sheegay in aan la joojin doonin duulimaadyadii ka soo aadi jiray Hargeysa, waxaanu sheegay hadalkaasi inuu u gaar yahay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

