Monthly Archives: February, 2016

spot_imgspot_img

Hogaamiyaha Jarmalka Oo lacag Balaayiin Doolar Ah Ku Siinaysa Turkiga Inuu Qoxoontiga Suuriya Hor Istaago

Ra'iisalwasaaraha Jarmalka, Angela Melkel, ayaa booqanaysa Turkiga si wax looga qabto qaxootiga tirada badan ee imanaya Yurub. Mrs Merkel ayaa taageeraysa balanqaadka Yurub ay ku...

Maayar Solteco Waa Hawlkar Bilicda Caasimada Kor u Qaaday

Waxaa dhawaan laga baahiyay war sawir ahaa oo telafishanka la yidhaa Star TV ka sii daayay magaalada Hargeysa kaas oo ahaa arrin war dhaliil...

Sidee Loo Samayn karaa Guddi Samaysa Sharci Lagu Qaybsado Khayraadka Iyo Shaqooyinka Yaala Dalka Somaliland.?

  Bulshada reer Somaliland gude iyo dibad-ba mawduuca ugu weyn ee aad arkayso ama aad ka daalacanayso Isgaadhsiinta ummaddaha kala duwan ku kulmaan mawduuca quluubta...

XAGE LOO SOCDA!

Wakhtigu wakhtigii maha dadku dadkii maha ayamahu ayaamihii maha,Sanadku sandkii maha adunku adunkii maha Allow sahal Amuraha. Aan Uu Soo Dadegno Dulucda Mawduucenen. Mawduucan waxan kaga...

Sababta Aanay Saaxiibtinimada Facebook U Rumoobin Iyo Faa’idooyinka Kale Ee Uu U Leeyahay Jiritaankeeda 

Washington (SLpost)- “Saaxiibtinimada shabakadda Facebook, runta waxba kama tarto” Sidaa waxaa daahfurtay cilmbaadhis cusub oo sheegtay in saaxiibbadaa laga samaysto bar-kulankan bulsho ay inta...

FILASHO WACAN: Xusuusta Iyo Xanuunka Waxbarasho La’aanta Miyiga

Hargeysa(SLpost)-Waxa halkan aanu idiinku soo gudbinaynaa barnaamij ka hadlaayo waxbarasho la'aanta dadkeena reer guuraaga ah iyo abaaraha oo inta badan waxbarashadooda ku qodayn dhib....

Golaha Amaanka Qaramada Midoobay Oo Cunaqabatayn Degdeg Ah Saaraya Kuuriyada Waqooyi

US(SLpost)-Golaha amniga ee Qaramada Midoobeey ayaa si wada jir ah waxa ay u cambaareeyeen dowladda Waqooyiga Kuuriya oo tijaabisay gantaaladada riddada dheer. War qoraal ah...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img