Monthly Archives: February, 2016

spot_imgspot_img

Daawo:-Dugsi Wax Lagu Baranaayay Dalka Hindiya Oo Uu Ku Dhexdhacay Harimacad

Hindiya(SLpost)-Halkan ka daawo muuqaalka harimacad weerar ku bilaabay dugsi ku yaala dalka Hindiya oo lagu dhex arkay uun, waxaana muuqaalkan ka muuqan doona isaga...

Daawo:-Xogo Ku Saabsan Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland

Hargeysa(Slpost)-Halkan ka daawo xogo dheeraad ah oo ku saabsan xidhiidhka kubada cagta SOmaliland, waxyaabaha u qorshaysan iyo xeerkooda oo haatan lagu samayn doono dib...

Daawo:-Muuse Biixi Oo Gaadhay Gabiilay Oo Lagu Martiqaaday iyo Wadahadalo Uu La Gali Doono Odayaasha Deegaankaas

Hargeysa(SLpost)-Gudoomiyaha xisbiga talada dalka haya ahana musharaxa xisbigaas Muuse biixi ayaa gaadhay magaalada Gabiilay oo lagu marti qaaday si halkaas uu wada hadal ula...

Daawo”Xashiishka waanu ku fashilanay inaad qaladka qirataana ceeb maaha.” Ramaax Oo Ka Hadlay Qashinka Boorama Tuulan

Boorama(SLpost)-Badhsaabka gobalka Awdal Ramaax ayaa ka hadlay qashin buux dhaafiyay magaaladaas oo uu sheegay inay shirkadii guri jirtay ee Horseed ku shilantay, isla markaasna...

Daawo:-Wakhtigii La Qabanjiray imtaxaanka Shahaadiga Ah Oo Hore Loo Soo Raray Sida uu Ku Dhawaaqay Wasiirka Waxbarashada Somaliland

Hargeysa:-Wasiirka waxbarashada Cabdilaahi Habane ayaa daboolka ka qaaday isbadalo balaadhan oo ay ku samaynayaan wasaarada waxbarashada iyo macalimiinta oo uu sheegay in la kala...

DAAWO Diifta,Dayaca ,Daranyada Roob Barafwata Oo Halakeeyay Qaar Ka Mid Ah Reer Guuraaga Awdal

Hargeysa(SLpost)-Deegaano ka tirsan gobalka Awdal ayay ka da'een roobab watay qabow daran kaas oo nafta ka qaaday xoolo badan, dameero iyo lo'ba, waxaan haatan...

Daawo:-Garabka Dhalinyarada Ee Waddani Oo Dhaliilo Xoogan U Soo Jeediyay Dalada Dhalinyarada Ee Sonyo

Hargeysa(SLpost)-Garabka heer qaran ee dhalinyarada xisbiga waaddani ayaa dhaliilay taabgaabnida dalada dhalinyarada ku magcaaban ee Sonyo. https://youtu.be/l342_ejycpI

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img