HomeSidee Loo Samayn karaa Guddi Samaysa Sharci Lagu Qaybsado Khayraadka Iyo Shaqooyinka...

Sidee Loo Samayn karaa Guddi Samaysa Sharci Lagu Qaybsado Khayraadka Iyo Shaqooyinka Yaala Dalka Somaliland.?

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Bulshada reer Somaliland gude iyo dibad-ba mawduuca ugu weyn ee aad arkayso ama aad ka daalacanayso Isgaadhsiinta ummaddaha kala duwan ku kulmaan mawduuca quluubta naftooda damaqda ama calaamad su’aal ku ah ee ay is weydiyaan side loo heli-karaa cadaalad iyo sinaan in khayraadka illahay ku manaystay dalkeena loo qabsan lahaa iyo shaqada waddanka gudihiisa laga helo.
Waxaad arkaysaa muuqaalada cadaalad-daro baahsan oo ku saabsan si’naan la’aanta dhamaan ha’yaddaha dawladda, kuwa madaxa-bannaan iyo khayraadka dalka qaabka loo wada leeyahay waa mid cadaalada ka fog. Hadaynu eegno shaqada Dawladda oo u kala baxda wasaarado, ciidamo garsoor, dawlado hoose, iyo hay addaha kale ee madaxa-bannaan dhamaan tood waxa lamoodaa inay beelo gaar ah u af-duuban yihiin oo dhaxal loo siyay. Waxaad ku arkaysaa Wasaarad ay ka shaqeeyaan kun qof (1000), waxa lagayaabaa inay sagaal boqol (900), isku beel ka soo jeedaan, halka boqolka ( 100), soo hadhayna ay ka wada dhaxayso dhamaan beelaha kale ee wadanka degan ,qaar-na qof-ba kama joogo.
Waxa kale oo jira ha’yaddo Ajanabi ah oo ka hawl-gala gudaha dalka iyo shirkadaha gaarka looleeyahay ee ugu waa weyn, iyaguna waa la mid oo dhinac ayey kawada raran yihiin. Haddaba akhristayaal Su’aasha mawduuceena ee aynu is weydiinaynaa ama loo baahan yahay in laga waddankan yar ee ay ka jirto cadaalad darada iyo dulmiga intaas leeg, sidee loogu wadda noolaan doonaa? Ama qaabkee nabad-gelyo iyo horumar balaadhan u gaadhi karaan ummadda illahay ku abuuray dalka Somaliland.?
Hase yeeshee arragtidayda waxaan ku talin lahaa in la sameeyo Guddi laga wada muuqdo ama loo dhan yahay oo ka kooban dhamaan shacabka reer Somaliland ee dalkan ku wada nool oo la yidhaahdo soo sameeya sharci lagu qaybsado khayraadka iyo shaqada dalka taala, waliba ay iyaduna qayb ka tahay xaquuqda shaqo ee ajahanabiga dalka jooga ama ha’yadduhu dibaddaha ka soo qaatan, si look ala saaro xaquuqaha dastuurka dalka siiyey muwaadiniinta iyo kuwa kale, taasina waxay abuuraysaa si loo helo cadaalad iyo sinaan, lagana gudbo cadaalda darada iyo xaqdarada ku faaftay dalka, waana masiibooyin iyo xanuun dawayntiisa loo maaro waayo ayey noqon doontaa, haddii wax laga qaban maanta.
Sidoo kale, waxaan u soo jeedinayaa arrintan waa inay taageeraan, kana shaqeeyaan ha’yaddaha sharci dajinta ee Somaliland, saddexda xisbi qaran ee dalka ka jira iyo dawladduba , isla markaana waxa, aniga ila haboon imika in la tirakoobo dadka kashaqeeeya dawlada iyo hay adahaa madaxa banaan ee aan kor ku soo shegnay iyo sidaay kala yihiin, si loo ogaado Albaabada laxidhay ee shaqada iyo qandaraasyada ka soo baxa ee beelaha gaarka ahi iska leeyihiin. Waa in la ogaado arintan khatarta ah ee dulmiga iyo cadaalad darada kudhisan meesha laga soo sameyo iyo cidda gaws danbeedka ugu jirta ee ka danbaysa, haddii kale dalkan yare e aan haysan ictiraaf caalamiya waxa kale ayaa ka soo dhaga-weyn ee allow sahal abuura.
Xasan Karuur.

Sidee Loo Samayn karaa Guddi Samaysa Sharci Lagu Qaybsado Khayraadka Iyo Shaqooyinka Yaala Dalka Somaliland.?W/Q:- Xasan Karuur.
Hargeysa, (MMKastan.com)-Bulshada reer Somaliland gude iyo dibad-ba mawduuca ugu weyn ee aad arkayso ama aad ka daalacanayso Isgaadhsiinta ummaddaha kala duwan ku kulmaan mawduuca quluubta naftooda damaqda ama calaamad su’aal ku ah ee ay is weydiyaan side loo heli-karaa cadaalad iyo sinaan in khayraadka illahay ku manaystay dalkeena loo qabsan lahaa iyo shaqada waddanka gudihiisa laga helo.
Waxaad arkaysaa muuqaalada cadaalad-daro baahsan oo ku saabsan si’naan la’aanta dhamaan ha’yaddaha dawladda, kuwa madaxa-bannaan iyo khayraadka dalka qaabka loo wada leeyahay waa mid cadaalada ka fog. Hadaynu eegno shaqada Dawladda oo u kala baxda wasaarado, ciidamo garsoor, dawlado hoose, iyo hay addaha kale ee madaxa-bannaan dhamaan tood waxa lamoodaa inay beelo gaar ah u af-duuban yihiin oo dhaxal loo siyay. Waxaad ku arkaysaa Wasaarad ay ka shaqeeyaan kun qof (1000), waxa lagayaabaa inay sagaal boqol (900), isku beel ka soo jeedaan, halka boqolka ( 100), soo hadhayna ay ka wada dhaxayso dhamaan beelaha kale ee wadanka degan ,qaar-na qof-ba kama joogo.
Waxa kale oo jira ha’yaddo Ajanabi ah oo ka hawl-gala gudaha dalka iyo shirkadaha gaarka looleeyahay ee ugu waa weyn, iyaguna waa la mid oo dhinac ayey kawada raran yihiin. Haddaba akhristayaal Su’aasha mawduuceena ee aynu is weydiinaynaa ama loo baahan yahay in laga waddankan yar ee ay ka jirto cadaalad darada iyo dulmiga intaas leeg, sidee loogu wadda noolaan doonaa? Ama qaabkee nabad-gelyo iyo horumar balaadhan u gaadhi karaan ummadda illahay ku abuuray dalka Somaliland.?
Hase yeeshee arragtidayda waxaan ku talin lahaa in la sameeyo Guddi laga wada muuqdo ama loo dhan yahay oo ka kooban dhamaan shacabka reer Somaliland ee dalkan ku wada nool oo la yidhaahdo soo sameeya sharci lagu qaybsado khayraadka iyo shaqada dalka taala, waliba ay iyaduna qayb ka tahay xaquuqda shaqo ee ajahanabiga dalka jooga ama ha’yadduhu dibaddaha ka soo qaatan, si look ala saaro xaquuqaha dastuurka dalka siiyey muwaadiniinta iyo kuwa kale, taasina waxay abuuraysaa si loo helo cadaalad iyo sinaan, lagana gudbo cadaalda darada iyo xaqdarada ku faaftay dalka, waana masiibooyin iyo xanuun dawayntiisa loo maaro waayo ayey noqon doontaa, haddii wax laga qaban maanta.
Sidoo kale, waxaan u soo jeedinayaa arrintan waa inay taageeraan, kana shaqeeyaan ha’yaddaha sharci dajinta ee Somaliland, saddexda xisbi qaran ee dalka ka jira iyo dawladduba , isla markaana waxa, aniga ila haboon imika in la tirakoobo dadka kashaqeeeya dawlada iyo hay adahaa madaxa banaan ee aan kor ku soo shegnay iyo sidaay kala yihiin, si loo ogaado Albaabada laxidhay ee shaqada iyo qandaraasyada ka soo baxa ee beelaha gaarka ahi iska leeyihiin. Waa in la ogaado arintan khatarta ah ee dulmiga iyo cadaalad darada kudhisan meesha laga soo sameyo iyo cidda gaws danbeedka ugu jirta ee ka danbaysa, haddii kale dalkan yare e aan haysan ictiraaf caalamiya waxa kale ayaa ka soo dhaga-weyn ee allow sahal abuura.
Xasan Karuur.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories