HomeXAGE LOO SOCDA!

XAGE LOO SOCDA!

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Wakhtigu wakhtigii maha dadku dadkii maha ayamahu ayaamihii maha,Sanadku sandkii maha adunku adunkii mahaAllow sahal Amuraha.

Aan Uu Soo Dadegno Dulucda Mawduucenen.

Mawduucan waxan kaga hadlaya is badalka dhalinyarada wakhtiganHaday tahay dhanka dhaqanka , ku hadalka Afkeena Hoyoba iyo ku dhaqanka diintena Islamka.

Waxaynu qaadanaynaa;WAA MAXAY DHAQAN?jawaabtu waxay tahay inagoon ku daalin waa hab-dhaqan ay u nooshay bulsho tiro intay-doonto ha leegaatee,waa hab aan la dhaqaaqin iyadoon habkaa la marin,amase baadi-sooc u ah bulshadaa iyada ah,oo maxaa ka mid ah hab dhaqankaasi?waxaa ka mid habka ay u kala guursato,habka ay isu sooraan,habka ay u kala qaataan diyada ama magta marka ay wax ka dhex dhacaan ama dhexmaraan,habkaay isu qadiriyaan markay tahay arimaha adag ee xasaasig ah ee u baahan guurti iyo madax dhaqameed sida soomaalida iyo meesha uga baahan cudud iyo hab macaamil ah labada,

waana wax la kalo dhaxlo oo soo jireen ah hadaba dhibaato iyo dheef labadaba wuu leyahay.Waxaa wax laga yabo ah inaga oo leh dhaqan ino gara in aan ku dhaqano dhaqan an keena ahayn oo ay bulsho kale ku dhaqanto bulsho kasta waxay ku dhadata kuna fanta dhaqankeeda waana shayga lagu kala garto bulsho walba waxa ay ku dhaqanto iyo waxa ay cadadodu tahay wadankasta oo adunka korkisa ahiina dhaqan iyo cado ayuu leeyahay.

Maxa soomaalida u diday in ay dhaqankooda ku faanaan oo ay adunka tusan in ay leeyihiin dhaqankan uu garka ah.

Maxaynu dhaqanka ku fani dhalinteni ayaanba arkaynaye.

Bal u firso wilkena soomaaliyeed ama gabadheene soamaaliyeed sida ay uu dhaqmayaan. Wilku Wuxu uu xiiran yahay si aan diinteenu ka rali ahayn,labada dhinaca ayuu xiraya oo dhoorka digaga ayuu isku yeelaya, dharka ka daran oo wuxu xidhanyahay dhar logu talo galay ilamaha 13 yarka ah, wuxu xidhan yahay surwal yexyeexan oo aad modiid in ay maskaxdiisu dhiman tahay ama in u yahay qof aan cadi ahayn.

Gabadha soomaaliyeed, waxay xidhan tahay dhar aad aad uga jabaysid oo aanad inaba is odhateen qof damirkisi in un oo xishod daremayo ayaa xidhanaya.Duruc khafif ah dharka dhajiska ahWalashayda qaliga ahay asturada ayad ku qurux badan tahay kuma lihii ha labisan balse waxan ku leyahay is astuur, oo cawradada qari si aad u noqoto gabadhanBuxisay siday diintu fartay.

Waad sharaf badan qimo ayaad ku yeelan bulshadada, inan loga wanaagsan in ay bilaa xishood noqoto.Marka aad su;aasho oo aad ku dhahdo maxa ku xidhay dharkan wuxu kugu jawabaya ama ay kugu jawabaysa ‘’ waa modeelka hada socda sidan aya loo labista oo waa casriga ma adaba wax garanaya waad danbaysayee”

Nabi muxamed ( scw) “wuxu yidhi qofki ku dayda Galada dhaqankooda iyaga ayuu ka mid yahay” Diintnu waxay ina faraysa in an ku dayano oo an yeelano dhaqanki Nabigeeni Suba (SCW)Bal kalay oo adba ka dhadhici wilka soomaaliyeed ama gabdha soomaaliyeed in uu qaldan yahay ama ay qaldan tahay. Cajiib yabaye may la qabtan!

Luqada aad ku hadasha waxay ka turjumaysa bulshada aad ka soo yeedoIyo ciida aad tahay .

Waxa ayaan daro ah in qofkasta oo soomaaliyi in uu afkisa ku daro luqad aan tiisa ahayn, gar ahaan luqada Ingirisiga ah qofka soomaaliga ah iskuma haystaba in uu wax yaqaan hadi aanu ku darin luqad ama anu ku darin dhawr kalmadodo oo ka mid luqada Ingirisiga ah.

Somalida qaar ayaa ba amiin san in u aqoon yahaan ku yahay qofka luqadas ayqaan!

War hadaynan Diintena iyo dhaqankeena ayanaan ku dhaqmin ma dhaqanka kale iyo nin gal ah oo aad ku dayato ayaa ku wadi doona oo aad waligaa waxaad ku jirin ku dayasho dhaqan kale oo shisheeye hadaba, qof waliba waxa uu sharaf ku leeyey dhaqankiisa ee haka tagin dhaqan kaga ee ha ku noqdo dhaxal oo halaga garto dadka kale ee adunka korkisa ku nol.

Casriga aad leedahay waan gadhay ma waxad ku gadhay dhaqanka shisheeye iyo ku dayasho dadka aydan Diinta wadagin ee hoos u dhacaga ku faraxsan.Adunka korkisa lam arag oo lama maqal qof dhaqan kale ku dhata ,

Waa ayaan daro hadi ay casrinimadu ku horseeday halkan aad maanta jogto.Bal dib isugu noqo oo waxa ka qaldan sax haday tahay dhaqan iyo haday tahay dhanka Diintaba.Hafef : maha inta sax san , waa inta ay wax ka qaldan yihiinLlahay ayaan qaldamin hadi qoralka u wax ka qaldan yahay bini aadam ayaan ahe dalqaata

 Wixi talo iyo toosin ah halkan ku so hagaji

Hinda20999@gmail.com     

W/Q: Hinda Cabdi Sheekh

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories