Monthly Archives: February, 2016

spot_imgspot_img

Daawo:Wasiirada Arimaha Dibada Iyo Cadaalada Oo Talooyin iyo Amaan U Jeediyay Dhalinyarada Golaha Deegaanka Hargeysa

Hargeysa(Slpost)-Wasiirada Arimaha dibada iyo cadaalada ayaa talooyin iyo hanbalyaba gaadhsiiyay dalinyarada golaha deegaanka Hargeysa oo ku martiqaaday shirkii todobaadlaha ahaa ee golaha deegaanku uu...

Axmed Muumin Seed Guddoomiye Xigeenka Waddani Oo Kulan La Qaatay Qaar Ka Mid Ah Haweenka Gobalka Awdal

Boorama-(SLpost)-Kullan balaadhan oo ay maanta iskugu yimaadeen Haweenka Beelweynta Muusafiin ayaa maanta ka qabsoontay Hotel Maana Guest ee Magaalada Boorama, Kullan oo ay soo...

Daawo:-Dawlada Hoose Ee Hargeysa Oo Qashin Buuxdhaafiyay Dooxa Hargeysa Guritaan Ku Bilaabay Iyada oo Golaha Deegaanka Hargeysi Aanu Wali Shacbiga Wacyigalin Qashin Ku Samayn

Hargeysa(SLpost)-Dawlada hoose ee Hargeysa oo uu horkacaayo maayar ku xigeenka golaha deegaanku ayaa qasgin gurid ka bilaabay dooxa Hargeysa iyada oo aanay shacbiga siin...

Daawo:-Komishanka Doorashooyinka oo Mudeeyay Isla Markaasna Ka Warbixiyay Diiwaangalinta Gobalka Awdal Oo La Bilaabayo

Borama(SLpost)-Afhayeenka komishanka doorashooyinka Siciid Cali Muuse ayaa daboolka ka qaaday gorta la bilaabayo diiwanagalinta gobalka Awdal, iyo hawlaha ilaa hada u qabsoomay oo ay...

Tunuusiya Ayaa Darbi iyo Kanaal Biyo Ah Iskaga Xidhaaya Xuduuda Liibiya Ay La Leeyihiin Oo Dagaalyahano Ay Kaga Fataheen

Hargeysa(SLpost)-Dowladda Tuunis ayaa sheegtay in ay dhimaystirtay qeybtii ugu horraysay ee ah 200km oo ay ku oodayso xadka ay la wadaagto Liibiya. Darbigan oo...

Daawo:-Riwaayadii Dhawaan Ay Sooraan,Jawaan iyo Faarax Murtiile Hargeysa Ku Dhigeen Oo Dhamaystiran

Hargeysa(SLpost)-Dhawaan ayay jilayaasha aadka loo jelel yahay ee Sooraan,Jawaan iyo Faarax Murtiile oo ka yimi dalka Ingiriisku waxa ay riwaad xiiso badan ku dhigeen...

TUUGGII AAN LACAGTA SIIYEY!

In qof lacag la siiyo ma aha wax xiiso leh, in la sheegana muhiim ma aha, balse midda aan rabo inaan idinla wadaago ayaa...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img