Daawo:-Booliska Maraykanka Oo Baacsanaya Haweenay La Baxsatay Ambulance
Us(SLpost)-Booliska dalka Maraykanka ayaa baacsanaay haweenay la baxsatay mid ka mid ah gaadiidka gargaarka degdega ah fidiya (ambulance) https://youtu.be/NzObBQSm_Qg
ABWAAN AF-GUDHIYE NOLOSHIISA SUUGAATIISA, IYO XAALKIISA MAANTA + XUKUUMADA
Hadaan baahi kuu qabay Alahayow balay baydh Baryo kuma hungowdee Dhulka bilicda quruxdiyo Baashaalka seeraha Buurtii libaaxlay Hadal badan badh waa been Biyo badan badh waa riba --- Axmed Siciid (Af-gudhiye) Heesta...
DAAWO: “Deegaanka Aan Kasoo Jeedo Keligay Baa KULMIYE Ka Soo Baxay, Marka Waxaan odhan Karaa…” Xildhibaan Waabeeyo
Hargysa(SLpost)-Waxa aanu halkan idiiku soo gudbinaynaa waraysi dhinacyo badan taabanaya oo xildhibaaan waabeeyo la'la yeeshay, kaas oo ku waajahan isda xukuumadii ay ka tirsanaayeen...
Macluumaad Laga Yaabo In Aanad Ka Hayn Shaaha Oo Ah Cabbitaanka Dunida Ugu Shacbiyadda Badan
Beijing (SLpost)- Shaaha oo ka mid ah cabbitaannada ugu shacbiyadda badan dunida oo dhan, dadka cabbaana ay ka kooban yihiin dhammaan diimaha iyo dhaqannada...
Qarixii Daallo Oo Al-shabaab Sheegatay iyo Warbaahinta CNN Oo Baahisay Mid Ka Mid Ah Nimankii Kamarada Amaanka Ee Madaarka Laga Arkay In Isagiina La...
Muqdisho(SLpost)-Ururka al-Sbabaab, ayaa sheegtay mas'uuliyadda weerarkii diyaaradda Daallo Airline ee horraantii bishan February lagu qaaday, xilli ay ka duushay garroonka Muqdisho kuna sii jeedda...
Waa maxay Maalinta Jacaylka “VALENTINE DAY” & Sababaha Diinta Islaamku ku diiday?
Sheekda maalinta loo bixiyey Jacaylka Aduunka “Valentine Day) ayaa ka dhalatay iska horimaad dhexmaray boqor Roomaan ah iyo nin diinta Kiristaanka haystay oo Valentine...
JACAYLKII TIMO-DHEER HAWEEN iyo XUR-GUFTII COLAADA SOKEEYE
qaybta 1-aad Wakhtigu waa goor gaaban oo fiid roobabow jiraan ah, dhulku wuxuu u sii dhawaanayaa inuu noqodo maddow iyo guddcur,goobtu waa kaymo jiq ah...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

