MUHIIMADDA DAAH-FURKII QARNIGA
Laba cisho uun ka hor khamiistii dhawayd ee ay taariikhdu ahayd 11 ka bisha labaad ee sannadkan 2016 waxa ay culimada ku hawlan cilmiga...
Magaalada uu Ka Soo Jeeday Daahir Rayaale Ee Qolujeed Oo Lagaga Mudaharaaday Muuse Biixi iyo Wafti Uu Watay
Qulujeed (Slpost)-Wararka naga soo gaadhay Degmada Qolijeed ee gobolka Awdal ayaa sheegaya in wafti uu hoggaaminayo guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Bixii Cabdi ,ayaa goordhaweyd...
Daawo:-Amaro Laga Soo Saaray Gaadiidka Tikta Ah Ee Burco Ka Dhex Shaqeeya iyo Istaanadoodii Oo La Badalay
Burco(SLpost)-Gaadiidka loo yaqaano tirkta ee ka shaqaysa magaalada Burco una baxda inta badan xaafadaha magaaladaas ayaa go'aano cusub ay ka soo saareen maamulka degmadaasi,...
Xaakim Mudo Dheer Ka Tirsanaa Garsoorka Maraykanka Oo Geeriyooday Iyo Labada Xisbi Ee Ku Loolama Siyaasada Dalkaas Oo Ku Murmaaya
Us(SLpost)-Waxa uu muran adag ka dhex bilowday madaxweynaha Mareykanka, Barack Obama, iyo musharraxiinta xisbiga Jamhuuriga, ka dib markii uu geeriyooday xaakimka muddada ugu dheer...
Warbixin Uu Machad Caalami Ahi Soo Saaray Oo Kala Saartay Heerka Xorriyada Hadalka Ee Somaliland Iyo Somaliya Iyo Hal Qodob Oo Ay Somaliland Ku...
Hargeysa(SLpost)-Warbixin caalami ah oo uu shalay soo saaray machadka lagu magacaabo Freedom House, oo lagu baahiyay wargeysyada ugu waaweyn wadanka Ingiriiska, ayaa kala saartay...
Waa Maxay Saxalkan Saaxil Dul Hoganayaa?
Saaxil waa Gobol ka mid ah gobolada Soomaliland, Berberina waa magaalo ay ku taalo dekedda ugu weyn ee Somaliland. Waxa yaab iyo amakaag igu...
Diyaaraha Dagaalka Sucuudiga Oo Turkiga Gaadhay iyo Saansaanta Dagaalka Suuriya Oo Sii Xumaanaya
Turky(Slpost)-Wasiirka arrimaha dibedda ee Turkiga, Mevlut Cavusoglu, ayaa sheegay in dowladda Sacuudi Carabiya ay diyaarado dagaal geysan doonto saldhig Turkiga ku yaalla, halkaasi oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

