Monthly Archives: February, 2016

spot_imgspot_img

XUSBIGA WADANI HANKIISU HA DHAAFO REER HEBEL.

  Wakaa horumaray dhulkii h ooyee,ninkii u hanweyn hog gaanka dalkoow,hankaagu ha dhaafo reer Hebel.Calan ka hagar li’i naftaba loo huray,dunida h agrataa u hiilin...

Daawo:-Xaglatoosiye Oo Luuqad Aad U Adag Kula Hadlay Dagaal Ooge Cali Khaliif

Buuhoodle(SLpost)-Wasiirka caafimaada Somaliland Saleebaan Ciise Xaglatoosiye ayaa si cadho leh hadalo ugu duray Cali Khaliif oo deegaanada Buuhoodle iyo Qorilugud danaynaaya inuu ka dhex...

Daawo:-Xukuumada Somaliland Oo Mabnuucday Wax Xus Ah In Lagu Qaabilo Maalinta Jacayl Iyo Hadalada Ay Ku Dureen

Hargeysa(Slpost)-Wasiirka diinta iyo awqaafta oo way waheliyaan qaar ka mid ah hawlwadeenada wasaaradaas iyo waliba culimo ayaa dhaliilo u soo jeediyay xukustaanka maalnta jacayl...

Daawo:-Diiwaangalintii Codbixiyayaasha Oo Si Qurux Badan Gobalka Awdal Uga Bilaabmatay

Awdal(SLpost)-Diiwaangalintii codbixiyayaasha ayaa si habsami ah uga bilaabmatay gobalka Awdal,waxaana halkaas ku sugan badi xisbiyada qaranka masuuliyiintooda iyo sida oo kale madaxweyne ku xigeenka...

Daawo:Wasaarada Macdanta Oo Ku Dhawaaqday Inay Dalka Ka Bilaabayso Biyo Dhaamin Iyo Daawaynta Ceelasha Laga Dhaansanayo

Hargeysa(SLpost)Wasaarada mactanta ayaa ku dhawaaqday in aan waxii hada ka danbeeya la sii daawan karin xaalada dalku uu ku jiro ayna ka qabqaadanayso biyo...

Madaxweyne Siilaanyo Ayaa Magacaabay Gudi Abaaraha Dalka Ka Jira Ka Hawlgasha Xili Xaaladu Deegaano Badan Ku Adagtahay

Hargeysa(SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu Digreeto Madaxweyne oo Summadeedu tahay JSL/M/MG/083-3825/022016 ku Magacaabay Gudi heer qaran ah oo u xilsaaran...

Daawo:-Faysal CalI Waraabe Oo Dalka Ku Soo Laabtay Kulmiye iyo Waddanina ku Dhaliilay Inay Diiwaangalintii Kaanbayn U Rogeen

Hargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa xisbiyada Kulmiye IyO Waddani ku dhaliilay inay diiwaangalintii dalka ka bilaabmatay uga faaidaysten kaanbayn,...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img