HomeDiyaaraha Dagaalka Sucuudiga Oo Turkiga Gaadhay iyo Saansaanta Dagaalka Suuriya Oo Sii...

Diyaaraha Dagaalka Sucuudiga Oo Turkiga Gaadhay iyo Saansaanta Dagaalka Suuriya Oo Sii Xumaanaya

Date:

Related stories

The Questions Behind Somaliland’s U.S. Campaign: A Closer Look at President Irro’s CFR Appearance

Somalilandpost News Analysis by Kadar Kaariye NEW YORK (SLpost)- The...

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Turky(Slpost)-Wasiirka arrimaha dibedda ee Turkiga, Mevlut Cavusoglu, ayaa sheegay in dowladda Sacuudi Carabiya ay diyaarado dagaal geysan doonto saldhig Turkiga ku yaalla, halkaasi oo ay ka weerrari doonto ururka isku magacaabay dowladda Islaamka ee Suuriya.

Mr Cavusoglu ayaa sidoo kale sheegay in ciidammo dalkiisa ka socda iyo kuwo Sacuudi ah ay suuragal tahay in ay si toos ah ula dagaallamaan ururkaasi.

Labada dal ayaa taageera xooggag ka dagaallama gudaha Suuriya, kuwaasi oo todobaadyadii dambe dib u guranayay duqeymaha Ruushka awgood.

Ruushka ayaa ka digay in ciidammo shisheeye oo cusub ay ka qeyb qaataan dagaalka dhulka ah ee ka socda Suuriya, asaga oo sheegay in taasi uu ka dhalan karo dagaal adduunka qabsada.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories