Liibiya Oo Loo Kabkabaayo Xukuumad Midaysa Dalkaas Oo Dagaalo Aafeeyeen
Liibiya(SLpost)-Golahan cusub ee wasiirada ee la soo bandhigay ayaa waxaa uu ka koobnaan doonaa 13 wasaaradood iyo shan wasiiru dowle. Golahan ayaa maalmaha soo socda...
Somaliland oo Kaalin Dhex-dhexaad ah ka gashay Qiimayn lagu sameeyey 195 waddan
Waddamada Ethiopia, Somalia iyo Djibouti oo Safka Hore kaga jira Derejada ugu hooseysa Hargeysa (SLpost)- Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka mid noqotay waddamada meel-dhexaadka kaga jira...
Madaxweyne Siilaanyo oo xil-ka-qaadis, Isku-beddel iyo Magacaabis ku sameeyey Golihiisa Xukuumadda
Hargeysa (SLpost) Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Siilaanyo, ayaa isku-shaandheyn ku sameeyey golihiisa xukuumadda, waxaanu madaxweynuhu digreeto uu caawa soo saaray uu isku beddel, magacaabis...
Daawo:-Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Saylici oo Kormeeray Goobaha Diiwaangalintu Ka Socto Magaalada Baki iyo Soo Dhawayn Diiran oo uu La Kulmay
Baki(Slpost)-Madaxweyne Ku XIgeenk Somaliland ayaa soo kormeeray goobaha ay diiwaangalintu ka socoto degmada Baki, waxaana halkaas ku soo dhaweeyay shacbi tiro badan oo u...
Daawo:-Diiwaangalintii Gobalka Togdheer Oo Si Rasmi Ah Loo Soo Gunaanaday Iyo Eryada Halkaas Laga Yidhi
Togdheer(SLpost)-Xaflad balaadhan ayaa loo qabtay soo gunaanadka Diiwaangalintii codbixiyayaasha ee ka socotay gobalka Togdheer. https://youtu.be/re6F6LpLB_c
Cuqaasha Buuhoodle Oo Cali Khaliif Ku Canbaareeyay Inuu Weeraray Dad Rayid Ah
Buuhoodle(Slpost)-Cuqaasha iyo Odayaasha Gobolka Buuhoodle oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Buuhoodle ayaa cambaareeyey falkii waxashnimada ahaa ee ay maleeshiyada Cali Khaliif maalintii...
Weftii SAMA-WADE ee Guddoomiye Cirro Hoggaaminaayey oo Caawa Ku Soo Hoyday Magaalada Saylac+SAWIRO
Saylac(SLpost):-Weftigii SAMA-WADE ee uu hoggaaminaayey guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI isla mar ahaantaana socdaalka ku maraayey deegaanada hoos...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

