Baki(Slpost)-Madaxweyne Ku XIgeenk Somaliland ayaa soo kormeeray goobaha ay diiwaangalintu ka socoto degmada Baki, waxaana halkaas ku soo dhaweeyay shacbi tiro badan oo u lulaayay caleemo qoyan, waxaana uu shacbiga kala hadlay meel fagaare ah