HomeLiibiya Oo Loo Kabkabaayo Xukuumad Midaysa Dalkaas Oo Dagaalo Aafeeyeen

Liibiya Oo Loo Kabkabaayo Xukuumad Midaysa Dalkaas Oo Dagaalo Aafeeyeen

Date:

Related stories

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Liibiya(SLpost)-Golahan cusub ee wasiirada ee la soo bandhigay ayaa waxaa uu ka koobnaan doonaa 13 wasaaradood iyo shan wasiiru dowle.

Golahan ayaa maalmaha soo socda waxaa la horgeyn doonaa baarlamaanka Liibiya ee uu saldhigiisu yahay magaalada bariga ku taalla ee Tobruk, si uu ansixiyo ama uu u diido.

Xubin ka tirsan Golaha Madaxtooyada Liibiya oo uu lagu wado inuu noqdo Ra’iisul Wasaaraha mustaqbalka ee dalkaasi, ayaa ugu baaqay barlamaanka in xubnaha cusub uu meelmariyo, isagoo sheegay in ay xubnahaasi ay keeni doonaan hannaan lagu dagaalamo argigixisada.

Qorshahoodii ugu horreeyay ee ay soo bandhigeen bishii Janaayo ayaa lagu diiday in uu ahaa mid aad u weyn oo uu hareeyay khilaaf ku salaysan cidda qabaneysa jagooyinka sarsare ee ammaanka.

Golaha Madaxtooyada Liibiya ayaa bishii Diseembar waxaa lagu sameeyay heshiis ay garwadeen ka aheyd Qaramada Midoobay.

Xubnaha golahaasi ayaa weli waxa ay ka howlgalaan dibadda dalka hasayeeshee kooxo iska soo horjeeda oo ku sugan caasimadda Tripoli, iyo maleeshiyaadka iyaga taabacsan ayaa weli waxa ay ka soo horjeedaan heshiiskan siyaasadeed.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories