Monthly Archives: February, 2016

spot_imgspot_img

Milicsiga Wargeyska Dhadhaarada Oo La Kala Bedelaa Dheriga Ma Macaaneeyaan

Hargeysa(Spost)- Somaliland, wuxuu habeenimadii Isniintu soo galaysay xil ka qaadis, magacaabis iyo isku shaandhayn ku sameeyay qaybo ka mid ah golihiisa xukuumadda. Go’aankan Madaxweyne Siilaanyo...

Madaxweynaha Nayjeeriyo Oo 26 Masuul Ka Caydhiyay Dawlada Xili Isbadalo Waaweyn Laga Filaaayo

Nigeria(SLpost)-Madaxweynaha waddanka Nigeria, Muxammadu Buhari, ayaa waxa uu xilka ka qaaday ugu yaraan 26 mas’uul oo madax ka ahaa wakaalado iyo waaxyo muhiim ah...

Daawo:-Cisbitaalada Dalka Israa’il Oo Daawaynaaya Qaarka Mid Ah Mucaaradka Suuriya

Israa'il(SLpost)-Qaar ka mid ciidamada mucaaradka Suuriya ee la dagaalamaya nidaamka Bashaaral Asad ayaa laga daawaynayaa dalka Israa'il kadib markii dhaawacyo xoogani ay ka soo...

Daawo:-Wafti uu Hogaaminayo Musharax Muuse Biixi Oo Soo Dhawayn Diiran Kula Kulmay Saylac iyo Lughaya

Saylac (SLpost)- Wefti ballaadhan oo uu hoggaamiyey Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha ee xisbigaas Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si weyn loogu soo...

Daawo:-45 Arday Oo Gabdho ah Oo Deeq Wabarasho Ay Siisay Haayada ZEBRA TRUST

Hargeysa(SLpost)-Halkan ka daawo muuqaalka hablo la siiyay deeq waxbarasho oo loogu talo galay in lagu dhiiri galiyo hablahu inay sii wataan waxbarashadooda. https://youtu.be/ofJdtGNDBZ4

Qisadii Qaar-waraabe Waxa Qoray Cumar Seerbiya‏

qoysaska xoolaha leh sida adhiga caruurta inta badan waxa loo kala calaamadiyaa neefka mid ah xoolahaas waxaana la yidhaahdaa hebel ama heblaayo ayaa iska...

Daawo:-Sheekh Aadan-siiro Oo Lacag Loogu Soo Hagaajiyay Nin Xanuunsanaya Oo Baahi U Qashay Ey Oo Imika Xarunta Sahan Lagu Daryeelo

Hargeysa(SLpost)-Sheekh Aadan Siiro ayaa gudoonsiiyay xarunta dhimirka ee Sahan, taas oo laga soo diray dalka Ingiriiska taas oo loo soo diray wiil xanuunsanayay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img