Daawo:-Todobo Qof oo u Dhashay Dalka Hindiya Ayaa Lagu Qabtay Berbera Iyaga Iibinaaya Daawooyin iyo Waxa Lagu Xukumay
Hargeysa(Slpost)-Taliyaha laanta socdaalka Somaliland ayaa ka warbixiyay todoba qof oo u dhashay dalka hindiya oo daawyooyin sharci daro ah ku iibinayay dalka, kuwaas oo...
Daawo:-“Waxaan dareemayaa culays weyn oo igu soo kordhay” Afhayeenka Cusub oo Ka Dareen Celiyay Xilka Loo Magacaabay
Hargeysa(SLpost)-Afhayeenka cusub ee uu madaweyn Axmed Siilanayo magacawday ayaa ka dareen celiyay xilka loo magacaabay isaga oo si diiran u soo dhaweeyay xilkaas, masuulkan...
Suuriya Oo Golaha Amaanka Uga Dacwootay Duqaymaha Turkigu Uu Ku Wado Dalkooda
Suuriya(SLpost)-Dawladda Suuriya ayaa cambaaraysay weerarada millitariga Turkigu ay ku hayaan dagaalyahanada Kurdiyiinta ah ee ku sugan waqooyiga Suuriya waxayna ku tilmaameen meel ka dhac...
Astaamaha dib-u-dhaca lagu garto
Qof jecel in lagu ammaano oo lagu maamuuso waxaanu mutaysan,Masuul aan u shaqaynin bulshadiisa laakiin u shaqeeya Madaxweynaha, masuuliyiin shaqadooda ugu badani ay tahay...
Daawo”Diiwaangalintu siday u socotaa maaha mid lagu qancikaro” Maayarka Boorama iyo Xildhibaano Dhaliilay Diiwaangalinta
Boorama(Slpost)-Maayarka boorama iyo qaar ka mid aha xildhiaabada golaha deegaanka ayaa ku tilmaamay diiwaangalinta mid aan lagu qanci kari, waxaanu dhaliilay qaabka shaqo oo...
Daawo Muuqaal Soomaali Gangs Ah Oo Dagaalamaya Laga Duubay Norway
Halkan ka daawo muuqaal laga duubay Soomaali kooxo kooxo ah oo isku fara saaray magaalad Oslo ee cariga dalka Noorway. https://youtu.be/NrboAwtBeqg
Ehud Olmert Raysalwasaarahii Hore Ee Israa’il Oo Xabsi Lagu Xukumay Hada Galaaya
Israel(SLpost)-Ehud Olmert ayaa bilaabay 19 bilood oo xabsi ah, isagoo noqday ra'iisal wasaarihii ugu horeeyay ee Israel ee gala xabis. Olmert ayaa laguy xukumay lix...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

