qoysaskaxoolahalehsidaadhigacaruurtaintabadanwaxalookalacalaamadiyaaneefka mid ahxoolahaaswaxaana layidhaahdaahebelamaheblaayoayaaiskalehneefhebelmarka laiibiyoqofkiiiskalahaawaxyaroosabirsiin ahayaaloogasooiibiyaalacagtiineefkalagubedeshaywaxaanxusuustaawaqtiaabahayuuyidhiwaxaaniibinayaaorgihore laiigumagacaabayoo laodhanjirayqaarwaraabe ooqaarkasare uweynaawaxaancodsay inaansiiraacoorgigaiyoaabeookaxaynayeybaintaasnaaaniskudayoinaankagasiisamrotuulleyarayaangaynay saworgigabawaalagasiiheshiiyeyoomaantabaninmeheradhaystaywaxauu uqorsheeyey inlaguqadeeyo.

Aabahayxadhigayuuqaarwaraabekuhogaaminayeyannaulyarayaan ladabasocdaabalsekumadhufanaayojacaylkaaan uqaboawgii.markiiaanistaagnaybawaxaanarkayninmindi ladiyaar ahisagaooaannasalaaminbawaxauunaguyidhiwaad laraagteenisagaoofiirinayasaacadNooca Casio ladhanjirayoocinjirnadushakagaxidhanyahayoogacabtabidixuukuxidhnaanin kaleayuu uyeedhayanigaooarkaayaayaabaorgigaygiicagihiisacirkalootaagayhadanawaa larogayorgigiiboodmadaamauuxoogweynaaooaanannadoogbadansiiyeyninsaddexaadayaa ay uyeedheenkii baasuurogeliyey inlagaxoogbatoqaarwaraabewaxaanarkay inlagadhiijiyeywaliwaa laqalayqorsh
ahabaigumajirtooo in ladhaqanaayoayaanmoodayeywaxaanhadanaarkayinuu isdhiibayqaarwaraabemadaamasaddexninoo midimindisitaa ayiskuguhabarwacdeenqortiisiiayaanarkayinaykalago’antahaywaanordayooxataaaabahaywaanaaminiwaayeymadaamauuraali kanoqday inorgigiinalasocdayeeaanuannagu kasoodhexsaarnayadhigiikuwauudhalayiyokuwo ladhashaybaiskugujiraywaxaanfiiriyeyninkiiaan uarkayey inuuugunaxariistadarnaasaddexdaninooahaakiimindidahaystaywaxaanarkayinuuwalihaystomindidiiooaan ufahmayinuuwalirabo wax kaleoouukuqalomarkaasinawaamarkiixataakabahaygii midaansuundambelahaynaan kaordaymeeldhexeayuuaabahayigusoogaadhaymarkiiuugacantaiqabtaywaxaaneegayinuumindisitobilaamindidaayaankuraaceeisagaxataa mayeeleendilkiiqaar
waraabewaxii kadambeeyeywaliindhahaygaumaogolaado inaanarkoneef laqalaayomaalinciid ahayaanjidaanmaraayeywaxaanarkayislaanneefdhagtahaysatawaxayigutidhikaalay iiqabomaxaadkusamaynayaankuidhimarkii ayitidhiwaanqaliwaxaankufikiray ma kasiidaysaahabaxsatoriduyewaanandiiday inqalliinkaridaaan kaqaybqaatojidkiiislaantutaagnaydxataa dibumamarin,inkastaooaananhilibkaaad ucuninhadanahaddii aydhacdowaxaanxusuustaaqaarwaraabe
