HomeMadaxweynaha Nayjeeriyo Oo 26 Masuul Ka Caydhiyay Dawlada Xili Isbadalo Waaweyn Laga...

Madaxweynaha Nayjeeriyo Oo 26 Masuul Ka Caydhiyay Dawlada Xili Isbadalo Waaweyn Laga Filaaayo

Date:

Related stories

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Nigeria(SLpost)-Madaxweynaha waddanka Nigeria, Muxammadu Buhari, ayaa waxa uu xilka ka qaaday ugu yaraan 26 mas’uul oo madax ka ahaa wakaalado iyo waaxyo muhiim ah oo ka tirsan dowladda oo ay ka mid tahay warbaahinta.

Waxaa la waydiistay in ay xilka ku wareejiyaan saraakiisha ugu sarsareysa waaxaha ay ka tirsan yihiin ilaa madax cusub laga soo magacaabo.Waa bilowga isbadello waa weyn oo la filayo in ay saameyso boqolaal wakaaladood iyo waaxyo ka tirsan dowladda.

150713143541_nigeria_president_muhammadu_buhari_512x288_ap_nocredit

Madaxweynaha ayaa waxaa saarnaa cadaadis ballaaran oo ku aadan in uu isbadeladan sameeyo, taasi oo xilalka looga qaadi doono inta badan dadkii ka ag dhawaa madaxweynihii hore ee dalkaasi Goodluck Jonathan.Waxaa la filayaa in madaxdaasi xilka laga qaaday ay badeli doonaan xubno ka tirsan xisbiga talada haya ee APC, gaar ahaan kuwa dowrka muhiimka ah ka qaatay doorashadii Madaxweyne Muxammadu Buhari.

Magacaabista jagooyinkaas ayaa waxaa loo arkaa in ay yihiin mag dhaw ku aaddan dadkii waqtigooda iyo maalkoodaba galiyay sidii uu xisbigu talada ku qaban lahaa.Dadkii jagooyinkan horay u hayay ayaa lagu yaqaannay in ay hantida qaranka ay jeebabkooda ka buuxsadaan.

Hasayeeshee markii la fiiriyo sida uusan Muxammadu Buhari ugu dulqaadanayn musuq maasuqa ayaa waxa ay xaaladda ka dhigi doontaa mid aad u adag oo howshu aanay sidii hore ahaan doonin.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories