kulmiye qalabkii dawladda iyo ciidankii dawladda ayuu isticmaalayay oo kaabayn rasmi ah buu ku jiray..” Cirro
Lawyacaddo(SLpost)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ahna gudoomiyaha golaha Wakiiladda Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi, ayaa xisbiga kulmiye ku eedeeyay inuu isticmaalayay qalabkii dawladda iyo ciidankii...
Daawo:-Barnaamijka Waano Dhakhtar Oo Lagaga Hadlaayo Caafimaadka Xoolaha Soomaalida
Muqdisho(SLpost)-Waxa aad halkan ka daawan kartaa barnaamijka waano dhakhtar oo uu soo diyaariyay tilifishanka Universal kaas oo wax badan lagaga odhan doono daryeelka iyo...
XISBIYADA QARANKU MALAHA AJANDE SIYAASADEED OO LAGU DOORTO
Tan iyo hanaqaadkii hanaanka xisbiyada badan ee dalka ka hana qaaday waxaa dalka laga diiwaan geliyay ururo iyo axsaab tiro badan, iyada oo markasta...
Maxkamadda Distooriga Ah Oo Ka Jawaabtay Fasiraad Sharci Oo Uu Madaxweyne Siilaanyo Ka Dalbaday Oo Ku Saabsan Hay’adda Sirdoonka Qaranka
Hargeysa(SLpost)-Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa jawaab ka bixisay dalab fasiraad sharci ah oo uu ka dalbaday Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, taas oo ah inay...
DHAGAXAANTA KALYAHA FADHIISTA
Dhagaxaanta kalyaha fadhiista iyo kadimareenka waa mid ku badan dhulkeena ,taas oo ay ugu wacantahay cimilada iyo qaab nolaladkeena . Waa maxay dhagaxaanta kalyaha fadhiista...
Daawo:-Maroodi Cagta Mariyay Gaadiid Badan Kadib Markii uu Cadho ka Qaaday Maroodi Kale Oo Kaynta Kaga Soo Adkaaday
Hargeysa(SLpost)-Maroodigan ayaa sida la sheegay cadho ka soo qaaday maroodi kare oo dhanka kaynta dagaal ku soo dhexmaray, waxaanu cadhadii kula dhacay wado ay...
Barbaarinta Ubadka: Waa Ay Kala Duwan Yihiin In Ilmuhu Dhibco Sare Keeno Imtixaanka Iyo Inuu Noqdo Ruux Garaad Badan (Cabqari) Oo Hal-Abuur Leh (Q:1aad)
Hargeysa (SLpost)- Adam Grant oo bare-sare oo cilminafsiga ku xeeldheer ka ah kuliyadda Wharton ee Pennsylvania, dalka Maraykanka ayaa sheegay ilmaha oo waxbarashada dugsiga...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

