Homekulmiye qalabkii dawladda iyo ciidankii dawladda ayuu isticmaalayay oo kaabayn rasmi ah...

kulmiye qalabkii dawladda iyo ciidankii dawladda ayuu isticmaalayay oo kaabayn rasmi ah buu ku jiray..” Cirro

Date:

Related stories

Somaliland President Faces Tough Questions on Taiwan, Israel, China and U.S. Security Ties

“Every citizen is a police in Somaliland" New York (SLpost)-...

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Lawyacaddo(SLpost)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ahna gudoomiyaha golaha Wakiiladda Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi, ayaa xisbiga kulmiye ku eedeeyay inuu isticmaalayay qalabkii dawladda iyo ciidankii dawladda. Isla markaana wuxuu sheegay in dadka xamaasadii gashay markay arkeen siduu wax u waddo xisbiga Kulmiye.

Gudoomiye Cirro wuxuu sidaa ku sheegay waraysi uu siiyay Horn Cable Tv, waxaanu yidhi “Gobolka Awdal inkasta oo abaari jirto oo meelaha qaarkood ay dadku ku yaraayeen oo dadka intooda badan waxay jiraan waqooyi, laakiin intii aanu aragnay xamaasaddu way ku jirtay oo si fiican bay u diyaargaroobeen waanay is diiwaangelinayeen.”

“Anagu waxaanu u soo baxnay in aanu kormeer noqono diiwaangelinta, way jirtay oo xamaasad badan. Laakiin 

marka anaguna intii aanu ka gaadhnay dadka waxaanu kula dardaarmaynay in anshaxa la ilaaliyo, hase-yeeshee xamaasad badan baa dadka gashay markay arkeen kulmiye.”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories