Xisbiga Talada Haya Ee Kulmiye Oo Canbaareeyay Dablayda Hubaysnayd Ee La Wareegay Goobta Gobalka Awdal
Hargeysa(SLpost)-Xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye ayaa canbaareeyay dablayda la wareegtay goobta diiwaangalinta ee deegaanka Sabawanaag eee gobalka Awdal. Waxa canbaarayntan kus axeexnaa Xoghayaha Guud...
Daawo:-War Deg Deg Ah Komishanka Doorashooyinka oo Dablay Hubaysani Ay Goob Ka Qabsadeen Gobalka Awdal
Awdal(SLpost)-Diigaanada Lughaya gaar ahaan tuulada Sabawanaag ayaa lagu soow armaya ain dabalay hubaysan oo ana la aqoonsan haybtoodu ay la waregeen goob ay ka...
Arrimaha Bulshada
Carruurta Derbi-Jiifka ah – QALINKII HIBO CIISE
Hordhig Derbi-jiif sida laga soo dheegan karo magaca waa qof derbiyada u hoyda amaba aan hoy laheyn, meel kasta oo aduunkan ka mid ahna way...
Madaxweyne Siilaanyo Oo Boo Xerada Tababarka Cabdilaahi Askar Oo Cutubyo Ciidanka ah tabobar loogu soo xidhay
Hargeysa(SLpost)-Ka qaybgalka Madaxweynaha ee Xidhitaanka Dugsigan oo ah Koorsadii saddexaad ee si xidhiidha uga soo baxda dugsigan Cabdilahi Askar Madaxweynuhuna uu nasiib u yeeshay...
Hargeysa Daawo:-Wado La Dhisayo Oo Dadwaynaha Loogu Baaqay Inay Ka Guuraan Halka Wadadu Marayso
Hargeysa(SLpost)-Wado la dhisaayo ayaa shacabiga ka agdhaw loogu baaqay inay ka durkaan si loogu guulaysto dhisitaankeeda. https://youtu.be/uYMf2E1cn4Q
Daawo:-Xildhibaan Cabdiqaadir Oo Gudida Abaaraha Ugu Baaqay Waxa La Helo iyo Dadka Abaaruhu Haysataan Si Siman Loogu Qaybiyo
Hargeysa(Slpost)Xildhibaan Cabdiqaadir ayaa hore ugu baaqay in gobalada bariga gaar ahaan bariga Sanaag abaaraha haysta ay Somaliland si toos ah ugu qaybqaadato si dadka...
Daawo:-Faysal Cali Waraabe Shaaciyay In Wadahadal Ufurmay Isaga iyo Garabkii Isbahaysiga Ee Kulmiye Ka Cadhooday
Hargeysa(SLpost)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa shaaciyay in wada hadal siyaasadee uu u furmay garabkii ka cadhooday xisbiga Kulmiye, waxaana...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

