Raadka Cagafta Oo Sii Qoyanba Way Dhisan Yihiin Ganacsiyada Yar Yar Ee Wadooyinka Ku Teedsani
Hargeysa(SLpost)-Waxa maalmihii ugu danbeeyay magaalada Hargeysa ka socday olole lagu banaynaayo inta badan ee wadooyinka muhiimka ah oo hareerahooda ay buux dhaafiyeen ganacsatada yar...
Yurub Oo Isku Khilaafsan Maaraynta Tahriibayaasha Ku Soo Fatahay
EU(SLpost)-Hogaamiyaha dalka Jarmalka, Angela Merkel, waxa ay ka digtay in midowga Yurub aanu u ogolaan Giriigga inuu qalalaaso ka keeno in dalalka deriska la...
Maraykanka Oo Mamnuucay Badeecado Uga Yimaadda 74 Dal Oo Ku Shaqaysta Carruurta, Maxaabiista Iyo Addoonta
Washington (Slpost)- Madaxweynaha dalka Maraykanka Barak Obama ayaa saxeexay sharci mamnuucaya in dalkiisa loo soo dhoofiyo wax-soo-saarka warshadaha ay ka shaqeeyaan dad la qasbay,...
Daawo:-Daacish Oo Ciidamada Ciraaq Ku Weeraray Duleedka Madaarka Baqdaad iyo Shiicada Oo Ka Mudaharaaday Taagdarida Dawladooda
Ciraaq(Slpost)-Kooxda Daacish ayaa meel u dhaw madaarka Baqdaad u gashay ciidamada Ciraaq isla markaasna weerar kadis ah ku qaaday, waxaana arintan ka muhadaraaday shiicada...
Daawo:-Madaxwaynaha Simbabwi Oo Deeq Lo’ Ah Ugu Deeqay Ururka Midawga Africa Si Looga Maarmo Gacanta Reer Galbeedka
Hargeysa(Slpost)_ Madaxweynaha Sibaawi ayaa ugu deeqay 300 oo neef oo lo ah sanduuqa horumarinta ee qaarada Afrika si looga maarno ku tiirsanaanta maaliyadeed ee...
Baadari su’aalo laga qeydiiyay xadgudubka caruurta
Us(Slpost)-Xubin sare oo ka tirsan kaniisadda Vatican oo ku sugan magaalada Rome waxa uu cadeyn fiidiyow ah siinayaa kooxda baareysa xadgudub caruur loo geystay. Cardinal...
Dhinaca Qorsoon Ee Nolosha Madax Dunida Caan Ka Ah (6): Xabiib Buu Raqiiba: Xidhiidh Jacayl Oo 18 Sano Qarsoodi Ahaa Iyo Abaal La’aantii Uu...
Hargeysa (SLpost)- Qoraaga reer Masar ee Sayid Cabdalqaadir ayaa buuggiisa “Zucamaa’ wa Cushaaq” oo uu kaga waramayo qisaska jacayl iyo guurka nolosha hoggaamiyeyaal iyo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

