Daawo:-Somaliland iyo Puntland Ciidamadeeda Oo Isku Fara Saaray Magaalo Gobalka Sool Ka Tirsan
Sool(Slpost)-Ciidamo ka tirsan maamul gobaleedka Puntland ayaa maanta uu dagaal ku dhaxmaray ciidamada Somaliland xuduuda ay la wadaagto dalka Somaliya,dagaalkan oo aan la xubin...
Daawo:-Faysal Cali Waraabe Oo Gaadhay Lawyacado oo Diiwaangalintii Ay Ka Socoto Talooyina U Diray Komishanka
Hargeysa(SL)-Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa gaadhay goobo ay diiwaangalintu ka socoto oo ay ka mid tahay Lawyacado waxaanu la hadlay shacabiga isaga oo komishanka...
Daawo Warka Qaraxyo Luxay Gudaha Baydhabo Oo ay Ku Nafwaayeen 30 Ruux Dad Ka Badan
Baydhabo(SLpost)-Baydhabo ayaa ay maanta ka dhaceen qaraxyo is xigxiga oo la'la beegsaday goobo dadku ay ku shaahaan waxaana qaraxyadan oo ruux naftii hure ah...
Hindiya:-NIn 14 Ruux Oo Qoyskooda Ah iyo Naftiisii Ku Dilay Tooray iyo Muranka Dhexmaray
Hindiya(SLpost)-Nin u dhashay India ayaa toori ku dilay 14 qof oo ay isku qoys yihiin xilli ay jiifeen. 7 ka mid ah dadkaasi ayaa...
Daawo:-Gobalka Saaxil oo u Diyaargaroobaya Diiwaangalintii Codbixiyayaasha iyo Kulan Dhexmaray Cuqaasha iyo Komishanka
Saaxil(Slpost)-Waxa magaalada Berbera ka dhacay kulan balaadhan oo dhex maray komishanka iyo odayaasha dhaqanka gobalka Saaxil oo u diyaargaroobaya diiwaangalintii codbixiyayaasha. https://youtu.be/wLwzlXmI9yw
Daawo”Dadna way soo halgamaan dadna way ka dhaxlaan, markaas anigu kuwa ka dhaxlaybaan ka mid ahay” Cirro oo Casuumay Caruurta Mujaahidiintii SNM
Hargeysa(Slpost)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cirro ayaa ka hadlay sida aanu uga qaybqaadan dib u xotayntii dalka, waxaanu casuumaad balaadhan u fidiyay qaar...
Daawo:-Maayarka Berbera Oo Laamiyada Rooga Loo Yaqaano Samayntiisa Magaaladaas Ka Bilaabay
Berbera(SLpost)-Maayarka magaalada Berbera Cabdishakuur Cidin ayaa ka hadlay laamiga rooga loo yaqaano oo loogu talo galay in magaaladaas lagu casriyeeyo. https://youtu.be/7DDhXIF7pek
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

