Daawo”Waxaan sheegayaa in Puntland ay xadkeenii 30-Km Ku jirto” Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Weerarkii Puntland
Haegeysa(Slpost)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay weerarkii shalay ay Puntland ku soo qaaday deegaano ka mid ah xuduuda...
Daawo:-Isbahaysigii Kulmiye Iyo Xisbiga Waddani Oo Uu Wada Hadal u Furmaayo iyo Halka Uu Ku Danbeeyay Wadahadalkii U Furmay Ucid
Hargeysa(Slpost)-Afhayeenka isbahaysigii Kulmiye ka goostay ayaa daboolka ka qaaday inay wadahadal la furayaan xisbiga Waddani iyaga oo hore u kulmay xisba Ucid oo aan...
Haddii Muuse Biixi Dalka u Soo Halgamay, Cabdiraxmaan Cirro-na Isaga Ayaa Ictiraaf Keeni Kara!!!
Haddii rag badan weli ku riyoonayaan in halgankii Somaliland uu dhammaaday oo ay ku libin sheeganayaan in dalka ay iyagu xorreeyeen, waxa hubaal ah...
Akhri Masuuliyiinta Xilka Laga Qaaday iyo Kuwa Uu Isku Badalka Uu Ku Sameeyay Madaxweyne Siilaanyo
Hargeysa(SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XILQ/249/1-3881/022016 uu magacaabid, isku-bedel, iyo Xilka qaadis ku sameeyey qaar...
Furayaasha Farxada
Waxa ugu qiimaha badan ee uu aadamuhu gaadhi karaa waxa weeyaan inuu ku sugnaado farxad iyo raynreyn, waqtigiisana ku qaato kalgacal iyo wanaag, si...
DIIWAAN-GELINTA OO FASHILANTA YAA KU CEEBAYSAN?
Dhibaatooyinka haysta bulshada Somaliland ee aan meel ay ku dhamaadaan la aqoonin, waxa ka mid ah ,dhibaatada ka haysata xagga dareenka taariikhda ,runtii ma...
MAXAMED CABDIRAXMAN GADHYARE – QALBIGII AAN XUDUUDDA LAHEYN
Iminka ayaan heley warka sheegaya in Maxamed Cabdiraxmaan Gadhyare Ilaahii lahaa qaatey. Ilaahow u naxariiso. Maxamed Cabdiraxman Gadhyare - Qalbigii aan Xuduudda Laheyn. Bishii December...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

