HomeBaadari su'aalo laga qeydiiyay xadgudubka caruurta

Baadari su’aalo laga qeydiiyay xadgudubka caruurta

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Us(Slpost)-Xubin sare oo ka tirsan kaniisadda Vatican oo ku sugan magaalada Rome waxa uu cadeyn fiidiyow ah siinayaa kooxda baareysa xadgudub caruur loo geystay.

141

Cardinal George Pell, oo ah ninka ugu caansan dalka Australia ee kaniisadda Catholic, horeyna baadari uga ahaan jiray magaalada Sydney, waxaa la weydiiyay haddii uu wax ka og yahay faraxumeynta ka dhex jirta kaniisadaha uu asiga masuulka ka yahay.

Waxa uu diiday inuu wax qalad ah sameeyay.Cardinal Pell waxa uu beeniyay inuu aqoon u leeyahay wadaadada kaniisadda eek u xad gudbay caruurta xilligii uu asigu ahaa madaxa kaniisadaha Ballarat ee magaalada waqooyiga ku taalla ee Victoria.

Laakiin asigoo ka jawaabayay eedaha kaniisadaka ee xadgudub ka galmo, Cardinal waxa uu qiray inay jiraan qaladaad la sameeyay iyo in dadka la niyad jebiyay.Waxa uu sheegay in qaar kamid ah cabashooyiinka la “tuuray sababo fadeexad ah aawadood.”

Qaar kamid ah dadkii ka badbaaday xadgudubkaasi ayaa waxa ay u safreen Taliyaaniga, si ay ugu marqaati furaan Cardinal Pell.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories