Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Fikirkaaga Fogee oo Noqo Mid Hansare leh

  Ma xasuusataa inaad dhallaannimadaadii mar uun aad ku fikirtay inaad noqotid Madaxwayne, Doctor, Imaam Engneer, Ganacsade… IWM?. Halkeebuu hamigaagaasi ku dambeeyay?. Dadku hadaf iyo hiigsi way...

Hay’ada IMB oo ka Hadashay Xaaladda Badda Soomaaliya iyo Dhalinyarada Budhcad badeedka ah

    Muqdishu(SLpost)-Warbixin ay soo saartay ururka badaha caalamka IMB lagu sheegay in wax weerar budhcad badeednimo ah aanay ka dhicin xeebaha Soomaaliya sanadkan aynu ku...

Suldaan Xukuumadda ugu Baaqay In Sharciga La Horkeeno Masuuliyiintii Ka Dambaysay Amarka Rasaastii Lagu Furay Shacabka Ceerigaabo

Hargeysa(SLpost)– Suldaan Cismaan Suldaan Cali Suldaan Madar ayaa maanta Hargeysa ku qabtay shir jaraa'id oo uu kaga hadlayo qalalaasihii ciidanku rasaasta la dhacay dadka...

Madaxweynaha Somaliland Oo Shacbiga Ka Tacsiyeeyay Geerida Ganacsade Ibraahin Dheere

Hargeysa(SLpost) Alle ha u naxariistee waxaa maanta magaalada Jabuuti ku geeriyooday Maal qabeen Ibraahin Dheere oo laga yaqaanay geeska Africa. Wuxuu dhalasho ahaan ka...

Cali Khaliif oo Isbahaysi la Samaystay Koox Kale oo Nabad-diid ah, Xilal Bilaa Xarrumo ahna Magacaabay

    Hargaysa(SLpost)-Prof. Cali khaliif Galaydh oo ah Hoggaamiyaha Kooxda la baxday Maamulka Khaatumo, ayaa magacaabay Guddiga Wada-xaajoodka Maamulkiisa u qaabbilsan oo shan xubnood ka kooban,...

Ma Xor baad Tahay mise Xayirane?

Adoonsi iyo adoonimo waxey si cad oo aan caad saarneyn u jireen wakhtiyadii hore ee lasoo dhaafay, imika way tirtirmeen oo wax aad odhanaysid...

Bulsho Wada Siyaasi ah!

    Anigoo ogsoon in Xaaladda siyaasadeed ee waddanka ay tahay mid kacsan taasi oo saameyn ku yeelatay qaybaha kala duwan ee bulshada, haddana waxa muuqatana...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img