Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Golaha Ammaanka Oo Ciidamo Nabad Ilaalin ah u Diraya Qalalaasaha Burundi

Bujumbura(SLpost) - Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa isku raacay qaraar lagu cambaaraynayo rabshadaha dalka Burundi ka socda. Sidoo kale qaraarka waxa uu wadada...

Guddoomiye Cirro oo Sheegay in Musharaxnimada Xisbiga WADDANI loo Tartamayo Marka Wakhtigeeda la Gaadho

  Hargaysa(SLpost):-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi “Cirro”, ayaa sheegay in lagu tartami doono Musharraxnimada Madaxweynaha...

Maamulka Guud iyo Shaqaalaha Shirkadda Dahabshiil oo Tacsi u diraya Ehelka iyo Qaraabada uu ka baxay Marxuum IBRAAHIM DHEERE

Guddoomiyaha Shirkadda Dahabshiil Group (Maxamed Siciid Ducaale), Maamulaha Guud ee Shirkadda Dahabshiil Group (Cabdirashid Maxamed Siciid), Dhammaan Maamulka Xarunta Shirkadda Dahabshiil, Dhammaan Shaqaalaha Shirkadda Dahabshiil iyo...

Cukuse oo Sheegay In Dimuqraadiyad La Isku Doortay Shirkii Kulmiye, Una Jawaabay Samaale

    Wasiirka Wasaaradda warfaafinta ayaa faahfaahin dheeraad ah qaabkii uu u dhacay shirkii shannaad ee golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye. Waxaana uu ku sheegay in...

Guddoomiyeyaasha Kulmiye iyo Waddani oo ka hadlay Shaqsiyaddii Marxuum Ganacsade Ibraahim Dheere oo maanta Geeriyooday

Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyeyaasha Xisbiyada Kulmiye iyo Waddani, Muuse Biixi Cabdi iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi, ayaa ka hadlay geerida ku timi Alle ha u naxariistee...

Dheemmanta Nolosha

Qiimaha uu aadmuhu u yeelay dheemmanta ayaa ka dhigay mid ka qiimo badan dhagaxa. Sidoo kale dhagaxuna maaha mid la qiimo ah dheemmanta, meel...

Afafka Dabar- Go’ay iyo Kuwa Halista ku Jira

    Sababaha Keena Dhimashada Afka Xeel-dheerayaasha afafku sababo badan ayey ku sheegaan inuu afku u dhinto, balse waxa jira sababo waaweyn oo keena inay afafku deg-deg...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img