HomeHay’ada IMB oo ka Hadashay Xaaladda Badda Soomaaliya iyo Dhalinyarada Budhcad badeedka...

Hay’ada IMB oo ka Hadashay Xaaladda Badda Soomaaliya iyo Dhalinyarada Budhcad badeedka ah

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

 

 

Muqdishu(SLpost)-Warbixin ay soo saartay ururka badaha caalamka IMB lagu sheegay in wax weerar budhcad badeednimo ah aanay ka dhicin xeebaha Soomaaliya sanadkan aynu ku guda jirno 2015 ka

“Wax shil ah lagama soo sheegin xeebaha Soomaaliya iyo ganacka Cadmeed sanadkan,iyadoo halkani ahayd xarumihii budhcad badeeda. Horumarkan wanaagsan ayaa waxaa lagu gaadhay dadaal wadajir ah oo ay sameeyeen ciidamada badda, in la raacay qorshe wanaagsan oo lagaga hortagayay budhcad badeeda,in la shaqaaleysiiyay ciidamo gaar ah oo ilaaliya maraakiibta iyo dawlada Soomaaliya oo xasilooni abuurtay,”ayaa lagu sheegay warbixinta .

Agaasimaha IMB Pottengal Mukundan ayaa ku baaqay in maraakiibta ay feejignaantooda sii wadaan oo aanay  dabacsanaan ka arkin budhcad badeeda.

Xilliyadii budhcad badeedu ka jirtay xeebaha Soomaaliya waxaa sare u kacay qiimaha lagu kireysto maraakiibta maadaama cabsi xoog leh ka jirtey marinka muhiimka u ahaa isu socodka maraakiibta caalamka, waxayna maraakibta qaarkeed ay ku qasbaysay in ay maraan marin dheer si ay ugaga fogaadaan budhcad badeeda.

Boqolaal dhalinyaro Soomaali ah oo loo haysto dambiyo  budhcad badeednimo ah ayaa ku xidhan xabsiyo kala duwan oo caalamka ah waxaana haysta dhalinyaradaas dhibaato dhinaca nolosha ah.

Dowlada Hindiya ayaa baahisay  shalay in mid kamid ah budhcad badeed Soomaliyeed oo ku xidhnaa xabsi ku yaal dalka Hindiya uu u dhintey cudurka qaaxada. Dalka Hindiya ayaa waxaa ku xidhan illaa iyo 120 dhalinyaro Soomaali ah oo loo haysto dambi ah budhcad badeednimo.

 

Xigasho: Toosh

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories