DEG-DEG: Maleeshiyadii Nabad-diidka ahaa ee Suldaan Wabar oo Isku Dhiibay Ciidamada Qaranka Somaliland
Boorama(SLpost)- Suldaan Wabar ayaa lasheegay in uu ka dhoofay dalka kadib markii xukuumadda Somaliland ay u ogolaatay inuu sinabada uu dalka uga dhoofo. Waxa...
“Xeerarka Doorashooyinka iyo Diiwaangelinta Haddii aan la Fullin Wax Badan baa innaga Qaloocsamaya” Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka
Hargaysa(SLpost)-Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka C/qaadir Iimaan Warame, ayaa ugu baaqay axsaabta inay ilaaliyaan xeerarka u yaala doorashooyinka ee ay dejiyeen baarlamaanku. C/qaadir Iimaan ayaa sidan...
Guddoomiye Cirro oo Jawaabo Gaagaaban ka Bixiyey Su’aallo Laga Waydiiyey Xisbiga WADDANI
Hargaysa(SLpost)-Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Cirro ayaa ka hadlay xaalada xisbigiisa iyo warar maalmihii u dambeeyay xisbiga WADDANI ka soo baxayay oo...
Diasporas Economical and Knowledge Remittances as One of the Backbone for Development of Somaliland
According to the World Bank migrants remits 435 billion dollars to their families in the countries of origin. This means that the amount of...
DAHABSHIIL oo Abaalmarin Caalami ah ku Kasbatay Gargaarka Bulshada
Minneapolis(SLpost)-Waxaa xalay lagu qabtay magaalada Minneapolis ee wadanka Maraykanka kulan ay soo qabanqaabisay hay’adda caalamiga ah ee arrimaha qaxootiga qaabilsan ee American Refugees Committee...
Tayo Darada Aqoonta Jaamacaddaha iyo Sare u kaca Shaqo La’anta Dhalinyarada
Somaliland waa dal yar oo curdina oo kuyaala geeska Africa oo aan wali caalamka helin aqoonsi buuxa. Somaaliland waxay xad la wadaagtaa Jabuuti,Itoobiya iyo...
SANAAG: Guddoomiyaha Gobolka oo Cisbitaalka Ku soo Booqday, Lacagna Guddoonsiiyey Dadkii ku Dhaawacmay Shaqaaqadii Ka Dhacday Ceerigaabo
Ceerigaabo(SLpost)- Guddoomiyaha gobolka Sanaag Axmed Cabdi Jaamac Falaay ayaa maanta cisbitaalka magaalada Ceerigaabo muwaadiniintii ku dhaawacmay shaqaaqadii dhawaan ka dhacday magaalada Ceerigaabo islamarkaana deeq...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

