Home“Xeerarka Doorashooyinka iyo Diiwaangelinta Haddii aan la Fullin Wax Badan baa innaga...

“Xeerarka Doorashooyinka iyo Diiwaangelinta Haddii aan la Fullin Wax Badan baa innaga Qaloocsamaya” Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Hargaysa(SLpost)-Guddoomiyaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka  C/qaadir Iimaan Warame, ayaa ugu baaqay axsaabta inay ilaaliyaan xeerarka u yaala doorashooyinka ee ay dejiyeen baarlamaanku.

C/qaadir Iimaan ayaa sidan hadal uu shalay ka jeediyay kulan dood ahaa oo  lagu faaqiday   arrimaha doorashooyinka  iyo diiwaan-gelinta codbixiyeyaasha  iyada doorka ay ku leeyihiin urruda bulshadu oo lagu qabtay Huteelka Maansoor ee magaaladda Hargeysa, kulankaasi oo ay ka soo qeyb galeen saraakiil ka kala socday saddexda xisbi qaran iyo Ururrada Bulshadda. ayaa ku dooday inay dejiyeen xeerar nidaamiyihii u dhaxayn lahaa komishanka doorashooyinka iyo axsaabta waxaana uu carabku dhuftay in loo baahan yahay in la fuliyo xeerarka doorashooyinka.

“Doorashooyinku waa shaqo aad u balaadhan, waa shaqo u baahan in gacmaha aynu  is qabsanno.Waa shaqo u baahan taxatirkeeda aqoonteeda wada jirkeeda iyo in la ilaaliyo xeer nidaamyeyaasha ay  doorashooyinku leeyihiin.  xeerar waynu dhiganay oo baarlamaanka jira iyo kii ka horeeyayba xeerar wanaagsan ayay ka tageen oo ay dejiyeen,  laakiin xeerarkii  ma lagu dhaqmaa ma la hirgaliyaa in la is weydiiyo ayaa muhiima,”ayuu yidhi Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinku.

Guddoomiyaha ayaa sheegay inay doorashada iyo diwaan galintu leeyihiin xeerar u gaar haddii aan la fulina doorasho dalka ka qabsoomay.

“Doorashooyinka iyo diiwaan-gelintuba waxa ay leeyihiin xeerar u gaar ah,  xeerarkaa haddii aan la fulin oo aan lagu fulin habka ay doorashadu u dhacayso wax badan ayaa innaga qaloocsamaya xeer nidaamyayaal ayaa jiray horena u dajisnaa haddana aanu dejinay doorasho kastana dejisan, waxa aanu diyaarinay xeer nidaamyayaashu naga dhaxayn lahaa annaga (Komishanka)  iyo xisbiyadda qaranka”ayuu yidhi guddoomiyaha Guddiga doorshooyinku.

Waxa uu sheegay inay diyaarinayaan xeer nidaamiyayaasha,isagoo sheegay in hadda la galayo diwaangalintii codbixiyayaasha.

“Waxa kale oo aanu diyaarinay xeer nidaamyeyaashii  ka dhaxayn lahaa xisbiyadda dhexdooda iyo xeerkii ka dhaxayn lahaa  Komishanka doorashooyinka ururrada bulshadda. Waxaynu hadda galnay diiwaan-gelintii codbixiyeyaasha, taas oo u baahan in loo diyaar-garoobo, si aynu u galno Doorashooyinka oo Ku Xiga.” Ayuu yidhi guddoomiyaha Komishanka doorashooyinka Somaliland.

Guddiga doorashooyinka Somaliland ayaa wakhti hore ku dhawaaqaday inay  bilaabi doonaan diwaangalinta codbixiyayaasha wallow aan wali la bilaabin.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories