HomeGuddoomiye Cirro oo Jawaabo Gaagaaban ka Bixiyey Su’aallo Laga Waydiiyey Xisbiga WADDANI

Guddoomiye Cirro oo Jawaabo Gaagaaban ka Bixiyey Su’aallo Laga Waydiiyey Xisbiga WADDANI

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Hargaysa(SLpost)-Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan Cirro ayaa ka hadlay xaalada xisbigiisa iyo warar maalmihii u dambeeyay xisbiga WADDANI ka soo baxayay oo ku saabsanaa inuu kulammo la yeeshay  isbahaysiga Murrashixiinta Kulmiye oo hore u qaadacay shirkii golaha dhexe ee Kulmiye. Sidoo kale waxa maalmahan soo baxayey warar sheegaya in musharax ku xigeenka xisbiga xafiiltan ka jiro oo guddoomiyuhu ka ololaynayo guddoomiye xigeenkiisa oo ah Axmed Muumin Seed.

Guddoomiyaha xisbiga WADDANI ahna guddoomiyaha golaha wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Ciro ayaa wax laga waydiiyay inuu kulamo la yeeshay Murrashixiintii Kulmiye qaadacay iyo ku xigeenkiisa, waxaanu sheegay in cid walba Kulamo la yeeshaan. Isaga oo su’aashaa ka jawaabayana waxa uu yidhi “Kullamada cid walba waa lala yeelan karaa, nimankaasi wali isbahaysi Kulmiye ah bay ku wali yihiin marka ay u soo diyaargaroobaan in ay WADDANI noqdaan, waannu wada hadli doonaa”Sidoo kale wakhti guddoomiye Cirro dalka ku soo laabanayay ayuu iftiimiyay inay telefoonka ku wada hadleen xubnaha mucaaradaya musharaxiinta Kulmiye.

Mar guddoomiyaha wax laga waydiiyey in uu musharaxa madaxweyne xigeen uu ka ololaynayo Axmed Muumin Seed waxa uu ku jawaabay “Axmed Waa Aasaasayaashii waanna saaxiibkay aasaasayaashii wax xafiiltan ah oo naga dhexeeyaana ma jiraan”

Ugu dambayn guddoomiye Cirro ayaan wali astayn ama sheegin wakhtiga oo si toos ah ugu beegan yahay shirka golaha dhexe ee xisbigiisu, waxaana uu ku gaabsaday “Wuu iska iman doonaa wakhtigiisa”

https://www.youtube.com/watch?v=WWfcRU49KB8

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories