Waxqabad La’aanta Dambe iyo Alalaaska Hore isma Qabtaan Masuul
Shakhsi kasta iyo qof kasta oo isku sharaxa xil dawladeed kasoo bilaw Madaxweyne ilaa xildhibaan degaan, waxa ay sameeyaan balanqaadyo iyo dhaaro ay galaan...
BOORAME: Maleeshiyaddii Suldaan Wabar oo Lagu Soo Dhaweeyay Degmada Abuqays
Boorame(SLpost)-Maleeshiyada Suldaan Wabar taageersanayd in ku dhaw sannad ayaa maanta si rasmi ah ugu biiray ciidamada qaranka Somaliland, kadib markii munaasibad soo dhaweyn ah...
Xaglotoosiye oo Casuumay Xubnihii u Codeeyay, Sheegayna in ay Ka Go’an Tahay Midnimada Somaliland
Hargaysa(SLpost)-Wasiirka wasaaradda caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed, ayaa casuumad ku u sameeyay 114 xubnood oo codkooda siiyay shirkii golaha dhexe ee Kulmiye oo uu...
KENYA: “Ciidamada Kenya Danahayaga ayey u Joogaan Soomaaliya, Waxay naga Difaacaan Alshabaab”
Nairobi(SLpost)-Dawladda Kenya ayaa markii ugu horeysay si cad uga hortimid qaraarkii Xildhibaannada Soomaaliya ka soo saareen xad gudub ay sheegeen inay ciidamada dalka Kenaya...
Wasiirka Maaliyadda oo Kullan la Yeelatay Ganacsato Turki ah
Hargeysa(SLpost)- Wasiirka wasaaradda maaliyadda Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa kullan la yeelaaty wafti ganacsato oo ah ka socday dalka turkiga oo sheegay in...
Burco: Dawladda Hoose oo 16 Guri u Dhistay Saraakiisha Booliska ee Gobolka
Burco(SLpost)-Wasiirka arrimaha gudaha Cali Maxamed Warancadde, Taliye-xigeenka booliska Somaliland Fooxle iyo wafti ay hogaaminayaan ayaa maanta xadhiga ka jaray 16 guri oo golaha deegaanka...
Uganda oo ka Warwarsan Weeraro Alshabaab ku soo Qaado
Kampala(SLpost)-Laamaha amaanka dalka Uganda ayaa ka cabsi qaba ,weeraro uga yimaada ururka Al shabaab ee ka dagaalama dalka Somaliya, iyagoo sare u qaaday dhaqdhaqaayada...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

