HomeQaramada Midoobay oo Ergay Cusub u Magacaabatay Soomaaliya

Qaramada Midoobay oo Ergay Cusub u Magacaabatay Soomaaliya

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Muqdisho(SLpost)-Xoghayaha guud ee qaramada midoobay ayaa ku dhawaaqay magacaabista Michael Keating oo u dhashay dalka Ingriiska inuu madax ka noqdo barnaamijka lagu taageerayo Somaliye ee UNSOM.

Michael Keating ayaa bedeli doona Nichols Kay oo isaguna ka soo jeeday dalka Ingiriiska in badanna Somaliya ka soo shaqaynayay.

Xoghaya guud ee QM ayaa ku bogaadiyay Mr Key hoggaamintii iyo shaqadii uu ka soo qabtay Somaliya mudadii 2 sanno ahayd ee uu xilka ka hayay.

Ergayga QM ee Soomaaliya imika jooga, Nicholas Kay ayaa waxay  shaqadiisu ku eg-tahay bisha nagu soo fool leh ee December, iyadoo wixii xilligaas ka dambeeya uu xilka la wareegi doono danjiraha cusub ee QM, Michael Keating.

Michael Keating ayaa hore uga soo shaqeeyay arimaha bini’aadannimada iyo dib u kabashada dalka Afghanistan,Badhiga dhexe iyo Afrika oo uu madax ka ahaa “Chatham House” aqalka cilmi baadhista oo uu xilkaasi hayay ilaa sannadkii 2012-kii.

Dhanka kale, wuxuu horay QM uga soo qabtay xilal kala duwan; isagoo kasoo shaqeeyay dalalka kala ah; Malawi, Gaza/Jerusalem, New York, Afghanistan iyo Pakistan. Dhanka shaqooyinka gaarka ah wuxuu kasoo shaqeeyay shirkado gaar loo leeyahay; isagoo inta badan ka howlgeli jiray arrimo ay ka mid yihiin xuquuqda aadanaha iyo barnaamijyada horumarinta.

Michael Keating waxa uu wakhtigan ahaa la taliyaha gaar ah ee wakiilka qaramada midoobay u qaabilsan arimaha Siiriya.

Dhinaca waxbarashada wakiilkan Somaliya loo soo magacaabay waxa uu haystaa MA-Cilmiga Taariikhda oo uu ka bartay jaamacada Cambridge isagoo dhashay sannadkii 1959.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories