Nuxurka Heshiis Sagaal Qodob Ka Kooban oo lagu Xaliyey Khilaaf ka dhex-aloosnaa Garabyada Ururka SOLJA
Hargeysa (SLpost)- Hoggaanka cusub ee ururka Saxaafadda Somaliland ee SOLJA iyo dhinacii hore uga biyo diiday shirkii ka dhacay Huteelka Ambassador ee lagu doortay...
Xiisad ka taagan Go’aan Dhul-ballaadhsi lagu Fulinayo oo Maamulka Kililka 5aad ku soo rogay degaamo ka tirsan Xarshin
XARSHIN (SLpost)- Xaalad u muuqata Sansaan Colaadeed oo hor leh, ayaa shalay gelinkii dambe ilaa Xalay laga dareemayey deegaannada hoos yimaadda degmada Xarshin oo...
Baaqaygu waa Ha barooran Aakhiro! W/Q: Guuleed Cumar Madar (Q:3aad)
Inaynu nahay addoomo ilaahay waynu wada ogsoonnahay balse waxa aad moodaa inaynaan hayn waddadii aynu ku xaqiijin lahayn adoonnimada alle (S.W.T), waqtigeeniiba waxa aynu...
Wasiirka Madaxtooyada oo sharraxay halka ay marayso Dhismaha Jidka Ceerigaabo iyo Xaddiga Lacageed ee u soo xerooday
HARGEYSA (SLpost)- Guddiga Dhismaha Waddada Isku-xidha magaalooyinka Burco iyo Ceerigaabo, ayaa soo bandhigay halka ay marayso hawsha dhismaha jidka iyo xaddiga lacago qaadhaan ah...
Golaha Wakiillada oo Ansixiyey Xeer Muhiimad u leh Ilaalinta Deegaanka iyo Duur-duurjoogta
Hargeysa (SLpost)- Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa fadhigoodii shalay ku meel-mariyey Xeerka Ilaalinta Dhul-daaqsimeedka iyo Duurjoogta oo muddo dhowr bilood ah horyaallay Golaha oo...
Isbeddel lagu sameeyey Nidaamka Lacagaha lagu Qaado Madaarka Hargeysa
- Qof Kasta oo Sita baasaboor Ajaanib ah waxa la qaadayaa 73 Dollar Hargeysa (SLpost)- Maamulaha Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal Mr Maxamed Yuusuf Ismaaciil...
HARGEYSA: Munaasibad lagu Xusay Maalinta Dhalashada Nebi Maxamed (NNKHA) oo Kulmisay Boqolaal Qof (SAWIRRO)
Hargeysa (SLpost) Iyada oo ay maanta ku beegan tahay Xuska Dhalashada Nebiga (NNKHA) isla markaana Dunida Islaamka badankooda laga xusay maalintan, waxa munaasibado lagu...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

