Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Bugaanbugihii Wakhtiga: Maxaa Kala Haysta! – W/Q: Amaal Maxamed Maxamuud Kastan

Bidhaantuna maaha ruux, Waxaa isu soo bulladay, Bugaanbugihii wakhtiga, Badh ka maqan bay la’dahay, Basaastuna waa qalbiga, Maxaa dad ku soo lug go’ay, Maxaa ku hungoobey duul, Allahayoow badbaadada iyo baydhka...

Dhegoole 7 jir ah oo aabihii sababtiisa ku toobad keenay! (Qiso cajab badan)

Qisadan hadaanu ka warami lahayn ninkii ay ku dhacday maynaan rumaysaneen, wuxuu yidhi: waxaan ahaa 37 jir xaas iyo caruur leh degana magaalada Madiinatul...

Sababtii Somaliland Uga Badbaadday Kala Aarsigii Soomaaliya ka Dhacay 1991-kii – W/Q: Cali Cabdi Coomay

2-dii bishii Febarwari ee sannadkii 1991-kii abbaaro 5:00 galabnimo ayay ciidankii SNM ee aagga galbeedk soo galen Hargaysa, ciidankani wuxuu ahaa 31-aad, ka dib...

Madaxweynaha Somaliland oo jawaab kulul ka bixiyey Hadal ka soo yeedhay dawladda Soomaaliya

Hargeysa (SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa dawladda Soomaaliya ugu baaqay inay ka waan-towdo faro-gelinta ay ku hayso iyo ka-hadalka arrimaha...

Dawladda Soomaaliya oo bilowday inay Xiisado leh ka dhex-abuurto Gudaha Somaliland iyo Heshiiskii Jabuuti oo ay waxba kama jiraan ka dhigtay

MUQDISHO (SLpost)- Dawladda Soomaaliya, ayaa bilowday olole siyaasadaysan oo ay ku soo faro-gelisay isla markaana ay kaga hadashay hawlo-macdan qodis ah oo xukuumaddu ka...

Hoggaanka Cusub ee SOLJA oo si rasmi ah Xilka ula wareegay

Hargeysa (SLpost)- Hogaanka cusub ee dhawaan loo doortay Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa maanta xilka kala wareegay hogaankii hore ka dib markii ay...

Mudaharaad lagaga soo horjeedo Go’aan Maamulka Kililka 5aad Colaad kaga dhex-abuurayso Shacabka Xoolo-dhaqatada ah oo Xashin ka dhacay

Xarshin (SLpost)- Bannaan-bax aanay u kala hadhin bulshada ku dhaqan magaalada Xarshin ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya, ayaa lagaga soo horjeestay go’aan Maamulka Kililka 5aad...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img