Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Madaxweyne Obama oo kulan la yeeshay Boqorka Cusub ee Sucuudiga iyo Qodobbo ay ka-wada-hadleen

Riyadh (SLpost)- Madaxweynaha Dalka Maraykanka Barack Obama, ayaa maanta gaadhay xarunta dalka Sucuudiga ee Riyadh, halkaas oo uu kulan kula qaatay Boqorka Cusub ee...

Taliyaha Ciidanka Booliska oo Ka Hadlay Dil Ka Dhacay Gobolka SOOL iyo Go’aamo Cusub Oo laga soo saaray Ilaalinta Ammaanka Caasimadda

Hargeysa (SLpost)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Sareeya Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa sheegay inay ciidanka Booliska Gobolka SOOL gacanta ku soo dhigeen laba qof...

TARTANKA IRRIDAHA GEESKA AFRIKA! W/Q: Mohamoud Areb Abdi (Sabuub)

Dunidan waxaa ka jira dhaqaale burbur baahsan oo sababy sixir barar badan kaasoo qasab kaga dhigay dawladaha waaweyn ee ku hirdamaya hogaaminta caalamka inay...

Raysalwasaaraha Soomaaliya oo ku dhawaaqay Liiska Golihiisa Wasiirrada oo badankoodu ku Cusub yihiin Saaxadda Siyaasadda

Muqdisho (SLpost)- Raysalwasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, ayaa caawa ku dhawaaqay Liiska Golaha Wasiirrada Xukuumaddiisa oo ka kooban 20 Xubnood oo rag iyo...

“Waxay aheyd mid welwel iga hayey amnigii carruurta yaryar ee gobolka Awdal iyo hooyooyinkii Boorame oo…”

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Boostaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Md Maxamed Jaamac Abgaal, ayaa madax-dhaqameedka uu ugu horreeyo Ugaaska Guud ee Beelaha Samaroon ku hambaleeyey natiijadii...

Wasiirka Madaxtooyada oo dhagax-dhigay Wejiga labaad ee Dhismaha Jidka Ceerigaabo

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa maanta dhagax-dhigay wejiga labaad ee dhismaha Jidka Ceerigaabo oo ka soo bilaabmaya...

Shir-Sannadeedka Caafimaadka Somaliland oo lagu qabtay Gobolka Sool iyo Nuxurka Khudbad gar-naqsi xambaarsan oo Xaglo-toosiye ka jeediyay‏

“Waxaa Jira Siyaasiyiin Gobolka ka soo jeeda oo aan Jeclayn in Wax laga qabto Gobolka” LAASCAANOOD (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Jamhuuriyada Somaliland Dr Saleebaan...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img