HomeRaysalwasaaraha Soomaaliya oo ku dhawaaqay Liiska Golihiisa Wasiirrada oo badankoodu ku Cusub...

Raysalwasaaraha Soomaaliya oo ku dhawaaqay Liiska Golihiisa Wasiirrada oo badankoodu ku Cusub yihiin Saaxadda Siyaasadda

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Muqdisho (SLpost)- Raysalwasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, ayaa caawa ku dhawaaqay Liiska Golaha Wasiirrada Xukuumaddiisa oo ka kooban 20 Xubnood oo rag iyo Dumar isugu jira, kuwaas oo u badan dhalinyaro ku cusub saaxadda Siyaasadda.

Golaha Wasiirrada Cusub ee Raysalwasaaraaha Soomaaliya caawa ku dhawaaqay, ayaa noqonaya kuwii labaad ee uu bishan gudaheeda magacaabo, isaga ooh ore u kala diray Golaha xukuumaddiisii hore ee uu horaantii bishan magacaabay todobaad kaddib markii xilka raysalwasaare loo dhaariyey, isaga oo cambaareyno iyo dhaliilo kala kulmay xubno dawladihii hore la soo shaqeeyey oo ku jiray Golihiisii hore ka koobnaa 60 xubnood oo isugu jiray wasiirro, wasiirul-dawlayaal iyo wasiir ku-xigeenno, waxaanu markii dambe ku qancay inuu kala diro ka hor intii aanu hor-geynin Baarlamaanka dalkaas.

GOLAHA WASIIRADA

In kasta oo xubnaha cusub ee Wasiirrada ah intooda badnai ku cusub yihiin saaxadda Siyaasadda, isla markaana la filayo inuu raysalwasaaruhu magacaabo wasiirul-dawlayaal iyo wasiir ku-xigeennadii oo hadhsan, haddana waxa ka horreeya oo golihiisa cusub sugaya Kalsoonida Baarlamaanka dalkaas.

SOMALILANDPOST.NET

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories