Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Toban Askari oo ku dhintay Shil-diyaaradeed ka dhacay Saldhig-Milari oo NATO leedahay

Madrid (SLpost)- Ugu yaraan toban qof ayaa u dhintay, tiro kalena way ku dhaawacantay diyaarad nooca dagaalka ah oo ku burburtay saldhig Milatari oo...

“Doorashadu Inay Wakhtigeedii Ku Dhici-waydaa, Madaxweynaha Iyo Xukuumadda Kuma Xidhna” – SAMAALE

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa sheegay in doorashada oo wakhtigeeda ku qabsoomi waydaa aanay ahayn mid ku xidhan...

Maxay Xukuumadda Somaliland ka tidhi go’aamada Ka soo Baxay Shirka Beelaha Samaroon?

Hargeysa (SLpost)- Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay soo-dhawaynayso isla markaana ay ku hambalyeynayso go’aamada ka soo baxay shir beelaha Samaroon todobaadkii u dambaysay uga...

Wax-garad iyo Odayaal ka soo jeeda Beesha Bariga Hargeysa oo Raalli-gelin ka bixiyey Hadal ka soo Yeedhay Suldaan Xiiray

Hargeysa (SLpost)- Wax-garad iyo Odayaal ka soo jeeda Beesha Bariga Hargeysa, ayaa baaq ay maanta soo saareen raalligelin kaga bixiyey hadal Suldaan Yuusuf Muxumed...

Wax Badan ka Ogow Taariikhda iyo Dabeecadaha u gaarka ah Boqorka Cusub ee Saudi Arabia, Salman bin Abdulaziz Al Saud

Boqor Salman waxa ay reer Galbeedku ku eedeeyaan inuu maal-gelin jiray Mujaahidiintii dalka Afghanistan kula dagaalamay Midowgii Soofiyeeti. Boqor Cusub waxa lagu tuhmayaa inuu Qabo...

‘Sanam-dumin uma socotide, waxaad u socotaa Soor-doon (Qiso kaa yaabin doonta)

Wuxuu yidhi Iimaamu Xasan Albasri, Alle ha u naxariistee: ‘Waxaa jiray Geed ay dadku caabudaan Illaahay sokodii oo caan noqday, dabeed nin wadaad ahaa...

Maayarka Boorama oo ka hadlay weerar Dabley Hubaysan xalay ku qaadday Saldhigga Booliska ee magaaladaas iyo cidda lagu tumayo

“Horta Rasaas way dhacday laakiin, sida loo buun-buuninayo may ahayn, Ciidanka Booliskuna kolay wax way rideen markay maqleen Shanqadha xabbadda dhinaca kale laakiin...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img