HomeTARTANKA IRRIDAHA GEESKA AFRIKA! W/Q: Mohamoud Areb Abdi (Sabuub)

TARTANKA IRRIDAHA GEESKA AFRIKA! W/Q: Mohamoud Areb Abdi (Sabuub)

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

sabuubDunidan waxaa ka jira dhaqaale burbur baahsan oo sababy sixir barar badan kaasoo qasab kaga dhigay dawladaha waaweyn ee ku hirdamaya hogaaminta caalamka inay dib u eegaan siyaasadoodii ku wajahnayd somaliya iyo geeska afrika .

Turkigu waxa uu ka midyahay dawladaha ku hirdamaya in uu gacansaar iyo bartilmaameed ganacsi iyo mid siyaasadeedba ka dhigto qaarada africa .

Africana waxay tahay xarun aan isticmaalin khayraadkeeda dihin sidaasoy tahay dawladaha, caalamku waxay qorshaynayaan oo dib u eegis ku samaynayaa sidii loosoo saari lahaa khayraadka qarada africa iyo sidii looga maarmi lahaa ku tiirsanaanta khaliijka iyo ruushka.
Siyaasadaha xaniban iyo ganacsiga oo aan si fiican loo tix gelin jirin ayaa maanta ifaafaluhu sheegayaan in africa ay ka gudubtay lana soo afjaray kadib markii macaluul iyo amni la,aan ba anay ay ragaadiyeen Africa somaliyana ay kamid tahay dalalka uu ragaadiyay dagalada sokeeye.

Haddaba nuxurka iyo ujeedada booqashada labaad ee uu ku tagay madaxwaynaha dalka turkigu mr Erdogan ayaa iftiiminaysa in laga qaato aragtiyo kala duwan oo ku wajahan baahida turkigu uu u qabo inuu tageero iyo taakulayn siiyo dalka somaliya .

Haddii aynu milicsano sida uu sheegay madaxwayne erdogan booqoshadiisani waxay daarantahay xogogaal u noqoshada xaladaha dib usoo kabasho ee shacbiga soomaliyeed balse taas oo keliya maha ee waxaa jira himilooyin iyo qorshayaal dhaw iyo kuwo fogba oo uu ka leeyahay guud ahaan geeska africa taas oo uu booqasho ka horaysay tan muqdisho kusoo maray Djabuti .

Falanqaynata iyo faalaynta booqashada madaxwynaha turkiga ee bariga africa ayaa sheegaysa in booqashadiisani ay la xidhiidho dhinacyo badan oo ay ka midtahay.
siyaasada,dhaqaalaha,iyo in uu qiimayn iyo dabo gal ku sameeyo irridaha iyo albaabada uu ka maamulilahaa qarada africa iyo sidii uu u xoojin lahaa xidhiidhka ka dheexaya turkiga iyo africa.

Inkasta oo uu ka raagay xidhiidhka dhaqan dhaqaale iyo ka siyaasadeed ee qarada afrca hadana waxa uu isku dayaya inuu soo celiyo xidhiidhkii tariikhiga ahaa ee uu la lahaa geeska africa isagoo sanadihii ugu danbeeyay door wax ku ool ah ka qaatay taageerida iyo gacansiinta dhinacyada kala duwan ee nolosha aasaasiga ee dalalka qarada Africa ee ay ka midyihiin somaliya ethiopia Djabuti Sudan iyo Nager isagoo ka caawiyay, inuu bixiyo deeqo waxbarasho,inuu dhiso islamarkaana uu dayac tiro cusbitaalada dawooyina uu u raaciyo, dhisida wadooyinaka iyo laamiyada, dayactirida airporada iyo wasaaraha .

Si kastaba ha ahaatee booqashadani waxay u muuqataa mid fursad u ah turkiga iyo loolanka dhinaca siyaasada ee qarada Africa ee uu kula jiro dalalka aduunka hogaamiya .

W/Q:- MOHAMOUD AREB ABDI (SABUUB)

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories