Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Meydka Wiil aan la aqoonsan Cidda Dhashay oo laga helay Alleybaday iyo Xaaladda magaalada oo xalay qasantay

HARGEYSA (SLpost)- Qof la dilay ayaa cawaysinkii xalay Meydkiisa laga helay magaalada Allaybaday oo ka tirsan gobolka Gabiley, waxaana la sheegay inuu ahaa Wiil...

ITALY: Magaca Mukhalas Soomaali Badan Haligay oo lagu xukumay Xabsi ka badan Rubuc Qarni ah

Palermo (SLpost)- Maxkamad ku taal magaalada Palermo ee dalka Talyaaniga, ayaa xabsi gaadhaya soddon sannadood ku xukuntay nin Soomaali ah oo lagu eedeeyey inuu...

Xisbiyada Mucaaradka Somaliland oo walaac ka qaba Xaaladda Dalka iyo Suurta-galnimada Doorashooyin Qabsoomi kara

Hargeysa (SLpost)- Masuuliyiin ka tirsan Xisbiyada Mucaaradka ah ee UCID iyo WADDANI, ayaa walaac ka muujiyey xaaladda Siyaasadeed iyo nabadgelyo ee wakhtigan dalka Somaliland...

DJIBOUTI: Guddoomiyihii Baarlamanka Jabuuti oo maanta Aas Qaran loo sameeyey iyo Wefti Dawladda Somaliland u dirtay

Djibouti (SLpost)- Magaalada Jabuuti ee Xarunta Jamhuuriyadda Jabuuti, waxa maanta aas-qaran loogu sameeyey Alle ha u naxariistee Guddoomiyihii Baarlamaanka Jabuuti Idiris Arnaud Cali oo...

Maxkamad Xukun ku ridday Mulkiilayaasha Shirkadda Smith and Ouzman oo Fadeexado Musuq-maasuq oo Somaliland qayb ka tahay lagu helay

London (SLpost)- Maxkamad ku taala degmada Southwark oo ka tirsan magaalada London, ayaa soo gebo-gabaysay wejiga koowaad ee dacwad musuq-maasuq oo loo haystay Afar...

Dawladda Djibouti oo Saanad-milatari iyo Ciidamo leh ku biirisay Hawl-galka AMISOM ee Soomaaliya

Beledweyne (SLpost)- Qalab-Millateri oo hordhac u ah qayb labaad oo Ciidamo ka socda dalka Jabuuti ah, kuwaasoo ka mid noqonaya Ciidammada Midawga Afrika ee...

Guddida Dhismaha Jidka DAWGA-CAD oo guddoomay Deeq Lacageed la soo gaadhsiiyey

Hargeysa (SLpost)- Haweenka Qurba-joogta Somaliland ee ku dhaqan dalka Ingiriiska ayaa deeq lacageed soo gaadhsiiyey guddida dhismaha jidka DAWGA-CAD, kuwaasi oo dedaal ugu jira...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img