HomeITALY: Magaca Mukhalas Soomaali Badan Haligay oo lagu xukumay Xabsi ka badan...

ITALY: Magaca Mukhalas Soomaali Badan Haligay oo lagu xukumay Xabsi ka badan Rubuc Qarni ah

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Palermo (SLpost)- Maxkamad ku taal magaalada Palermo ee dalka Talyaaniga, ayaa xabsi gaadhaya soddon sannadood ku xukuntay nin Soomaali ah oo lagu eedeeyey inuu masuul ka ahaa doon ay la socdeen dad tahriibayaal ah oo ku dhintay badda Mediterranean sannadkii 2013.

Maxamuud Muxidiin Cilmi ayey ciidamada Talyaanigu qabteen xilli uu isku dhexqarinayey dad ka badbaaday doontii uu ku tahriibinayey oo saddex boqol ku dhinteen, ka dib markii lagu wargeliyey inuu ahaa ninkii ka soo qaatay lacagta tahriibayaasha.

978c0af1Booliiska Talyaaniga ayaa sheegay in ninkan la xukumay uu ka soo qaatay saddex kun qof walba tahriibayaashii uu doonta ku soo qaaday, isla markaana uu kufsi ugu geystay intii badda lagu jiray haween toban ka badan.

b6504d4e“Waa natiijadii sababtaa in xabsi gaadhaya soddon sannadood lagu ciqaabo, fursada kaloo ii banaanayd ma jirin,” ayuu sheegay garsoorahi maxkamadu, isaga oo intaas ku daray, “Tani waxay tusaale qadhaadh u noqonaysaa kuwa dadka tahriibiya iyo dembiilayaasha.”

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories