Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Madaxweynaha Turkiga oo Dhiggiisa Maraykanka ku cannaanta ka-hadal-la’aanta Xasuuq dhalinyaro Muslim ah dalkiisa loogu geystay

Mexico City (SLpost)- Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan, ayaa Madaxweynaha Maraykanka Barack Obama ku dhaliilay aamusnaanta uu afka kaga xidhay dil todobaadkii hore gobolka...

Ilwad England oo Dib-u-qaadday Heestii IGA MAQAN ee KINSI XAAJI AADAN iyo isbar-bardhigga labada fannaan

Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Heesta cajiibka ah ee IGA MAQAN ee ay qaaddo Fannaanaddii caanka ahayd Allah Ha u naxariistee Kinsi Xaaji Aadan...

Xatooyada iyo Lumista Telefoonnada SMARTPHONES oo laga reystay

New York (SLpost)- Xatooyada iyo lumitaanka Telefoonnada loo yaqaano Smartphones-ka oo lagu iibsado Lacago adag, ayaa dhibaatooyin ku hayn jiray dadka iibsada, haseyeeshee waxa...

Waalidiinta Dhalinyaro Xabsiyada ku xidh-xidhan oo Codsi diray iyo Taliye Fadal oo Xasilooni dareemaya

Hargeysa (SLpost)- Waalidiinta Dhalinyaro ku jirta Xabsiyada Hargeysa oo dhowaan magaalada Hargeysa lagaga qab-qabtay hawl-gal ciidamada Boolisku ka sameeyey xaafadaha Caasimadda, ayaa codsaday inaan...

Comparing The Current Leadership Style Of Our President With Rational Leadership Style

First of all, I am interesting to thank our vigilant citizens who always ready to work together with our government, unite and keep the...

Weftigii ugu Miisaanka Cuslaa Madax-dhaqameedka Gobolka Buuhoodle oo lagu soo dhaweeyey Hargeysa iyo ujeeddada socdaalkooda (SAWIRRO)

Hargeysa (SLpost)- Wefti ka kooban Haldoorka Madax-dhaqameedka gobolka Buuhoodle, ayaa maanta soo gaadhay magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, kaddib markii ay ka soo amba-baxeen...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img