Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Shirkad lacag ay ku leedahay Somaliland uga dacwootay Maraykanka iyo Jawaabta Xukuumaddu ka bixisay

Washington (SLpost)- Xukuumada Somaliland ayaa sharraxaad ka bixisay lacago deyn ah oo shirkad Maraykan ah sheegtay inay ku leedahay Qaranka Somaliland oo aanay weli...

Waan Ooyayaa! – W/Q: Mohamed Hassan Daacad

Waxaan Ahay 7 Jir Rejay ah,Hooyadayna sanad ka hor ayay xijaabatay.Labadayda Waalid Wax caruur ah kaligay bay ila haayeen. Markii ay Ifka ka hoyatay Hooyaday...

Qof ka Wanaagsan Midkii Hore – W/Q: Cabdifataax Mohamed

Markasta oo Noocyada iyo Tiradu ay sii bataan  Waxaad ku Mashquuleysaa kuna dawakhdaa Helida iyo Doorashada Midka kugu Haboon.Tirada Muuqaalada,Wejiyada iyo Dadyowga kala duwan...

MAANSO: Aqoon iyo tallo la’aan – W/C: Abwaan Maxamuud Gaani

Maansadan oo uu curiyey Abwaan Maxamuud Gaani, waxa ay soo baxday horaantii 2014. Dhalinyahay tiraanyo oyga Tahriibka aafada dhibtiisa Wadaadaa kuu tiraabay. Baraha dugsigaa tilmaamay Aqoonyahanaa tibaaxay. Abwaanaa heeso tiriyey. Tixaha...

Ceel-biyood Markii u horeysay laga hirgeliyey Deegaanka Waddo-Makaahiil iyo Wasiir Xirsi oo sawir ka bixiyey Jewigii Deegaanka

“Markii Riiggii dhulka lagu taagay soo daayey biyo xareed ah ayaad durba arkaysay shimbiro meel fog kasoo dulay oo dul heehaabaya deegaanka dushiisa taasi...

Wuu Bogsan Karaa! – W/Q: Khadar Gureyte

Mar walba waa sidan xaalkiisu, marka aad aragto qalbiga ayaa ku damqanaya, intaa waa uu socanayaa, milicda iyo kulaylaha dhacayaana cagahiisa cagaagan la wahel...

Xukuumadda oo sheegtay in la qabyaaladeedyey Masharuuca Biyo-ballaadhinta Hargeysa

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Wasaaadda Kheyraadka Biyaha Somaliland Xuseen Axmed Cabdulle, ayaa sheegay in Mashruuca Xumbo weyne oo qaybo badan oo Hargeysa ah lagu waraabin...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img